Share with your friends via email

Cabduqadir Cosoble oo lacag laaluusha siiyay Xildhibaano Xawaadle ah.

Waagacusub.info - Xildhibaan Cabduqadir Cosoble oo ka sheekeeynaayay Hotel Naasa Hablood 2 ayaa sheegay inuu lacag dhan boqol kun oo dollar laaluush u siiyay Xildhibaano u dhashay beesha Xawaadle.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip