Share with your friends via email

Topnews:-Taliye Tuuryare iyo Fareey oo meel xun gaaray khilaafkooda kadib markii Xabsiga Godka Jilicow ?

Taliyaha Nabadsugidda gobolka Banaadir Cabdi Xakiin Fareey oo careeysan ayaa la soo xiriiray Waagacusub isagoo u sheegay inuu hoowlahiisii shaqo ka qabsan waayay Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Tuuryare.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip