Share with your friends via email

Daawo Taliyahii Ciidanka ilaaladda Cabdiweli Gaas oo nolosha lagu qabtay Galkacyo

Waagacusub.info - Ciidanka Galmudug ayaa goor dhaweeyd dagaalkii rogaal celiska ee biloowday ku qabtay Taliyahii Ciidanka Ilaaladda Cabdiweli Gaas iyo afar Saraakiil kale sida Waagacusub xaqiijisay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip