HEADLINES:

Akhri Xeer ilaaliye ku xigeenka Somalia oo soo bandhigay tuuganimadda iyo ku tagrifalka Xeer ilaaliye Axmed Cali Dahir

0
Thursday January 07, 2016 - 19:37:35 in Articles by Super Admin
  • Visits: 2850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri Xeer ilaaliye ku xigeenka Somalia oo soo bandhigay tuuganimadda iyo ku tagrifalka Xeer ilaaliye Axmed Cali Dahir

    KU TAKRIFAL AWOOD XAFIISEED Dr ku wuxuu xoriyadda si sharci darro ah uga qaaday sagaal sarkaal oo ah hay'adaha amniga, Booliska iyo Nabad Sugidda isuga jira kuna eedeeyay inay ka dambeeyeen qaraxii ka dhacay SYL si ay ugu dilaan madaxweynaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KU TAKRIFAL AWOOD XAFIISEED Dr ku wuxuu xoriyadda si sharci darro ah uga qaaday sagaal sarkaal oo ah hay'adaha amniga, Booliska iyo Nabad Sugidda isuga jira kuna eedeeyay inay ka dambeeyeen qaraxii ka dhacay SYL si ay ugu dilaan madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga eedeyn taasoo ku dambeysay in markhaatiyaal uu u keenay inay ku oogaan dambigaas ay ka cadeeyeen maxkamadda horteeda in xeer ilaaliyuhu laaluush siiyay inay ku furan markhaati beenaale saraakiishaas,

JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

XAFIISKA KU XIGEENKA XEERILAALIYAHA GUUD EE QARANKA

GOBOLKA SHABEELLAHA HOOSE

DEPUTY ATTORNEY GENERAL

  LOWER SHABELLE REGION

      REF: _305_/X/KX/X.G.Q./2015                        TR: 26/12 /2015


Ku: Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Diinta          =Muqdisho= 

Ku: Guddiga Maaliyadda iyo Qorsheynta                   =Muqdisho= 

Og: Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka                     =Muqdisho=

Og: Wasaarada Cadaalada                                                         =Muqdisho=

Og: Maxkamadda Sare ee Dalka                        =Muqdisho=

Og: Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha                     =Muqdisho=

Og: Golaha Adeegga Garsoorka                    =Muqdisho=

Og: Guddoomiyaha Golaha Shacabka                     =Muqdisho=

Og: Xafiiska Madaxweynaha         =Muqdisho=


UJEEDDO: DACWAD LID KU AH XEER ILAALIYAHA GUUD EE 

             QARANKA DR. AXMED CALI DAAHIR.

Madaxda sharafta leh ee warqaddani sida tooska iyo dadbanba ugu socoto waxaan la socodsiinayaa dhacdooyinkan la yaabka leh ee uu xeer ilaaliyuhu ku kacay.

Ku tumasho sharci .

Ku takri fal awood xafiiseed

Ku xad-gudub xuquuq shaqaale 

Been abuur Musuq Maasuq iyo Lunsasho Lacageed 

Dhacdooyinkan la yaabka leh oo uusan ka aamusi Karin qof leh damiir bani’aadanimo iyo mid wadaniyadeed oo igu kaliftay in aan qoro caddeymahan xaqiiqda ku saleysan ee lidka ku ah ujeedada sare ku xusan.


KU TUMASHO SHARCI.

Inkiraad Goloha adeegga garsoorka ee dasturiga ah kana mid  saddexda tiir ee ay dowladnimada Soomaaliya ku dhisan tahay   

Golaha addeega garsoorku wuu jiraa wuuna jiraya inta laga dhiso Gole  adeeg garsoor oo bedela, Golaha si uusan u imaan (Vacuum) Ama gaab, sida uu qabo dasturka qodobkiisa 109A, ee dastuurka Federaalka.

Wuxuu buriyey xukuno maxkamadeed oo uusan awood sharci u laheyn burintooda sida ku cad warqadaha lifaaqa.

KU TAKRIFAL AWOOD XAFIISEED

Dr ku  wuxuu xoriyadda si sharci darro ah uga qaaday sagaal sarkaal oo ah hay’adaha amniga, Booliska iyo Nabad Sugidda isuga jira kuna eedeeyay inay ka dambeeyeen qaraxii ka dhacay SYL si ay ugu dilaan madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga eedeyn taasoo ku dambeysay in markhaatiyaal uu u keenay inay ku oogaan dambigaas ay ka  cadeeyeen maxkamadda horteeda in xeer ilaaliyuhu laaluush siiyay inay ku furan markhaati beenaale saraakiishaas, 

wuxuu shaqada ka eryay shaqaale masaakiin ah oo mudo ka shaqeynayay xafiiska kuna shaqeynaye duruufo aad u  adag oo aan galin dambi  ay ku muteysten in laga eryo shaqada kana hor imanaya sida uu qabo xerka shaqalaha rayidka ee dowlada  soona  baxay 2006 baydhabo ,

 wuxuu si sharci darro ah xasaanada  uga qaaday guddoomiyaha Degmada xamar weyne,agaasimaha guud ee Wasaaradda xuquuqul Insaanka iyo Taliyaha Saldhigga Booliska Baraawe,dhammaan mas’uuliyiintaas ka dib markii lagu waayay wax fal dambiyeed ah. taas oo cadeyneyso inuu adeegsanayo awoodiisa xeer ilaaliyenimo, isagoo u aabe yeeleyn sharciga, xasaanada xuquuq qul  insaanka iyo  in uusan garaneynin shaqadiisa xeer ilaaliyenimo ee loo igmaday.

Musuq-maasuq,Lunsasho qarashaadka xafiiska iyo gunnooyinka shaqaalaha, xeer ilaaliyaha wuxuu lunsaday qarashaadka loogu talo galay in lagu socodsiiyo howlaha xafiiska laga bilaabo maalintii la soo magacaabay oo ay miisaaniyadda xafiisku aheyd bishiiba $7,400 oo running cost, January 2015 waxaa laga dhigay $25,000 Bishiiba oo aanan war ka heyn meesha uu marsiiyo.

 wuxuu ka lunsaday 18-xeer ilaaliye k/xigeen oo shaqada ku cusub gunnooyinkooda laga bilaabo January ilaa August 2015  oo ah bishiiba   $400 

qofkiiba iyo 2-bilood  mushaarkood oo ay bishiiba tahay qofkasta $700 Wadarta guudna waa $82,800.

Laga bilaabo bishii 6 -2014 wuxuu lunsaday   kharashaad ka xafiiska (running cost) oo ah $7400 bishiiba ilaa  December 2014 oo wadarta guud $7,400x6 = $44,400.

   January 2015 wuxuu isku badalay kharashaad ka xafiisku  $25,000 bishiiba ilaa August 2015 wadarta guudna waa $25,000 x 8-bilood=$200,000.

Wadarta guud ee xisaabaad ka  uu lunsaday xeer ilaaliyuhu marka laysku daro waa =                  $82,800,

                                                     $44,400.

                                                    $200,000.

                             Total: $327,200

Been abuur iyo ku xad gudub sharci, 

Dr Ahmed Ali Dahir wuxuu been abuur ku sameeyay saxiixeyga aan gaarka u leeyahay kuna qaatay mushaarkeygii 2-bilood oo kala ah:- Bishii 6-aad iyo bishii 7-aad 2014 illaa uu igu kalifay markii dambe inaan amar ku bixiyo hay’adda hoggaanka baarista dambiyada CID warqad lifaaq sumadeedu tahay.

wuxuu iga qoray warqado aad u tiro badan oo ku dhaawacayo xasaanadeyda, sharafteyda iyo xilkeygaba oo uusan awood sharci u laheyn in  uu iga qoro warqadahaas eg  lifaaqan. 

FIIRO GAAR AH:

Mudanayaal iyo marwooyin markaan dib u fiirino taariikh nololeedka  xeer ilaaliyaha waxaa caddaanaysa inuu yahay nin hadal macaan dadka hortoodana ku ooya si uu u helo kalsoonidooda inuu kaga faa’iideysto kalsoonida ay dadka u hayaan, 

wuxuu ka soo shaqeeyay garsoorka kalilka shanaad ee itoobiya oo uu ka soo dhacay lacagtii garsoorka loogu adeegayay oo uu ula baxsaday dalka Kenya kadibn ka iibsaday sponser kuna galay dalka mareykanka gaar ahaan gobolka Washington settla,oo uu imam ka noqday mowlaca ku yaala isla gobolkaas oo uu ka istaagay maalin ka mid ah  maalmaha oo uu dadka ku baraarujiyay in la dhiso masjid isagoo sidii lagu yaqiin aad u ooyay gilgilayna quluubta muslimiinta degan Washington settla lalana qaatay baaqaas ka dibna guddi dhaqaale aruurin oo ay iska qabteen ku guuleystay inay ku wareejiyaan Dr. Axmed Cali Daahir lacag dhan $180,000 (Boqol iyo sideetan kun dollar) oo uu la baxsaday lacagtaas loogu talo galay inlagu dhiso  masjid kadibna lunsaday ulana baxsaday  gobolka Arizona oo uu kuna iibsaday  Taxi Plate.

GUN GAAR.

Mudanayaasha iyo marwooyinka ay warqaddani sida tooska ah ugu iyo dadbanba ugu socoto , waxaan u caddeynayaa waxa igu kalifay inaan qoro dacwadaan intii yareyd ee aan wada shaqeynaynay Dr ka eedeymaha caddeymaha wada leh ee aan kor ku soo xusay iyo kuwo kale oo badan oo aan ku koobi Karin dacwadaan oo aan damiirkeyga ku heyn waayay, sidaas darteed waxaan soo jeedinayaa dhammaan mas’uuliyiinta iyo xafiisyada ay sida tooska ah iyo dadbanba  ugu socoto inaan lagu fiirsan shakhsigaan ku sifoobay dhammaan eedeymaha kor ku xusan iyo kuwo kale oo aan ka xishooday inaan ku muujiyo dacwadeyda, xafiiskaan waa hal- bowlaha Garsoorka Umadda Soomaaliyeed oo ah meesha ay ka soo bilaab meyso cadaaladda in laga qaado dhammaan hantida uu ku musuq-maasuqay xafiiska iyo gunnooyinka iyo mushaaradka shaqaalaha iyo in la horgeeyo sharciga si loola xisaabtamo, sharciga ayaa ka sarreeya cid walba.     

Dr. Mukhtar Nur Abukar

Ku-xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka 


Share on Social Media

Surah #1 - Al-Fatiha Quran Kariim dhageysi iyo akhris

Al-Mus'haf Al-Murattal (Hafs A'n Assem).الرَّحِيمِ[٣]مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ[٤]إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ[٥]ا Full Article

 

Police: 15 Killed as Roadside Bomb Hits Minibus in Somalia

A police officer says a roadside bomb has struck a minibus outside Somalia's capital, killing at least 15 people. Full Article

 

Daawo fadeexadda gabadh Somalia oo Nin Madooba Sexy kula sameeysay Jidka dhexdiisa

Waagacusub.info - Daawo gabadh Somalia oo filim laga duubay iyadoo Sexy nin Madoow ah kula sameeyneyso dariiqa ama wadada taas oo ka dhigan ceeb iyo fadeexo. Full Article

 

Topnews:-Dowladda oo xanibtay booqashadda Website-yada ugu caansan Somalia laakiin fasaxday kuwa Al-Shabaab .

Dowladda Somalia ayaa xanibtay booqashadda Internet-ka 31- ka mida Website-yadda ugu caansan Somalia kadib markii ay todobaad ka hor soo saartay amar ay ku sheegtay in lagu mamnuucay booqashadda 35 Websites oo kuwa Al-Shabaab ka soo dhex muuqdeen.hasse yeeshee amarkooda ma aheyn mid Maxkamad soo xukuntay oo sharciya. Full Article

 

Somalia: Who were behind the arrest of two HabarGidir officials?

Waagacusub.net - A reliable source indicates that the arrest of a Somali entrepreneur and a politician were involved in Deputy speaker of Galmudug Regional assembly Mohamed Abdi Hareed and Saido,a Southwest regional State Minister for international relations. Full Article

 

Topnews:-Fadeexo -Qabyaalad - Akhri Liiska shaqaalaha Wasiir Maareeye ku kordhiyay Wasaaradda Warfaafinta ?

Waagacusub.info - Liiska Shaqaalaha Cusub Ee Wasiir Maareeye Ku soo Kordhiyay Wasaradda Warfaafinta iyo dalxiiska ? Full Article

 

Topnews:-Dowladda Somalia oo mamnuucday duulimaadyadii Somaliland ?

Waagacusub.info - Amar uu soo saaray Agaasimaha Laanta Socdaalka Somalia ayaa lagu mamnuucay iney diyaaradaha duulimaadyadda gudaha Somalia ka sameeyo tegi karaan Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera laga bilaabo 22 February 2016. Full Article

 

Topnews:-Daallo Airlines oo hawadda Somalia ku qaraxday - Sir Culus

Waagacusub.info- Diyaaradda Daallo Airlines ayuu qarax xoogan gilgilay waxyar kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo goobjoogayaalna arkeen qof ka duulay diyaaradda oo la rumeeysan yahay inuu is qarxiyay. Full Article

 

Topnews:- Xisbiyadda Mucaaradka oo ku guuleeystay in la Maxkamadeeyo Ra'isulwasaaraha Somalia oo todobaadkaan Maxkamadda hortegi doono ?

Waagacusub.info- Xisbiyadda Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somalia ayaa Maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad ay ku weeydiisteen in si degdega Maxkamadda horteeda la soo taago Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid. Full Article

 

Topnews:- Akhri Fadeexo xatooyo uu ku kacay Madaxii ICRC Somalia Xuseen Cali Salaad oo xilkii laga qaaday

Kadib markii ay soo baxday in xilkii uu ka hayay Hay'adda ICRC Madaxii hore ee Koofurta Soomaaliya Xuseen Cali Salaad laga wareejiyay ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo la xiriira sababihii keenay in xilkaas laga qaado. Full Article

 

Surah #1 - Al-Fatiha Quran Kariim dhageysi iyo akhris

Al-Mus'haf Al-Murattal (Hafs A'n Assem).الرَّحِيمِ[٣]مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ[٤]إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ[٥]ا

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader.

Police: 15 Killed as Roadside Bomb Hits Minibus in Somalia

A police officer says a roadside bomb has struck a minibus outside Somalia's capital, killing at least 15 people.

Surah #1 - Al-Fatiha Quran Kariim dhageysi iyo akhris

Al-Mus'haf Al-Murattal (Hafs A'n Assem).الرَّحِيمِ[٣]مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ[٤]إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ[٥]ا Full Article

 

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara Full Article

 

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen" Full Article

 

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ?

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ? Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ?

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ? Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article