Dahabshiil corrections
In Multiple publications on this website I have associated Dahabshiil criminal acts, terrorism and violence towards the press. I did not produce sufficient evidence for the above mentioned allegations published on this website. I therefore have been ordered by Judgment of the judge in interlocutory proceedings of the Breda Court to correct my wrongful publications.
- Dahir Abdulle Alasow, Breda
sixitaan Dahabshiil
Warbixinno dhowr ah oo aan hore ugu daabacay website-kan waxa aan shirkadda Dahabshiil la xiriiriyay in ay ka qeyb qaadatay falal danbiyeedyo iyo qalalaaso ka dhan ah saxaafadda iyo in ay taageertay argagixisada. Eedeymahaas kor ku xusan ee aan ku daabacay website-kan, waan u heli kari waayay caddeymo ku filan, sidaas daraaddeed garsooraha maxkamadda Breda waxa uu igu amray in aan saxo waxyaabihii qaldanaa ee aan daabacay.
- Daahir Cabdulle Calasow, Breda
HEADLINES:

Topnews:-Taliye Tuuryare iyo Fareey oo meel xun gaaray khilaafkooda kadib markii Xabsiga Godka Jilicow ?

Taliyaha Nabadsugidda gobolka Banaadir Cabdi Xakiin Fareey oo careeysan ayaa la soo xiriiray Waagacusub isagoo u sheegay inuu hoowlahiisii shaqo ka qabsan waayay Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Tuuryare. Full Article 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"? 10/02/2016 - 08:36:52

- Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran .

Breaking News !!
Dahabshiil sued for 'aiding Al-Shabaab terrorists' - NyPost.com This is a lawsuit against an international money transfer company, Dahabshiil, that provided financial support to al-Shabaab, a designated Foreign Terrorist Organization, and to the al-Shabaab operatives who assassinated Saado Ali Warsame.
Click here to read more about this lawsuit Tani waa dacwad ka dhan ah shirkadda xawaaladda caalamiga ah ee Dahabshiil oo lagu eedeeyay in ay taageero dhaqaale siiso ururka argagixisada Al-shabaab oo fuliyay dilkii Saado Cali Warsame.
Riix Halkan si aad akhriso Faahfaahinta Dacwaddan Case 1:15-cv-09623 Document 1 Filed 12/09/15 Page 24 of 24
Plaintiff demands a trial by jury on all issues so triable
Dated: December 9, 2015
Respectfully submitted,
BURSOR & FISHER, P.A.
By: /s/ Joshua D. Arisohn
Attorneys for Plaintiff
Joshua D. Arisohn 888 Seventh Avenue New York, NY 10019 Tel: (646) 837-7150 Fax: (212) 989-9163

Topnews:-Dowladda Somalia oo mamnuucday duulimaadyadii Somaliland ?

Waagacusub.info - Amar uu soo saaray Agaasimaha Laanta Socdaalka Somalia ayaa lagu mamnuucay iney diyaaradaha duulimaadyadda gudaha Somalia ka sameeyo tegi karaan Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera laga bilaabo 22 February 2016. Full Article

Topnews:-Daallo Airlines oo hawadda Somalia ku qaraxday - Sir Culus

Waagacusub.info- Diyaaradda Daallo Airlines ayuu qarax xoogan gilgilay waxyar kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo goobjoogayaalna arkeen qof ka duulay diyaaradda oo la rumeeysan yahay inuu is qarxiyay. Full Article

Topnews:- Xarigga Afweyne iyo Tiiceey oo la ogaaday shaqsiyaadka maleegay ?

Waagacusub.net - Xog muhiima oo la helay ayaa lagu ogaaday in Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug Mohamed Abdi Xareed iyo Wasiirad ka tirsan maamulka Koofur Galbeed oo lagu magacaabo Saciido ka dambeeyeen qorshahii lagu xiray Madaxweynahii hore ee Xibin iyo Xeeb Mohamed Adan Tiiceey iyo Mohamed Abdi Hassan Afweyne . Full Article

Topnews: Garguurte oo meesha ka saaray rajadii Banaadir - Puntland oo go-aan yaab badan qaadatay - golaha aqalka sare - 54 Xildhibaan ?

Waagacusub.info- Madaxweyne Xasan Garguurte ayaa kulankii saami qeeybsiga aqalka sare ee Odayaasha ku soo deray sheeko ka yaabisay metelayaashii ka qeybgalaayay kadib markii uu sheegay in go-aanku Federalka yahay in min seddex Xildhibaan oo dheeriya la siiyo Maamuladda Beelaha Isaaq iyo Majeerteen ee Puntland iyo Somaliland. Full Article

Topnews:- Xisbiyadda Mucaaradka oo ku guuleeystay in la Maxkamadeeyo Ra'isulwasaaraha Somalia oo todobaadkaan Maxkamadda hortegi doono ?

Waagacusub.info- Xisbiyadda Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somalia ayaa Maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad ay ku weeydiisteen in si degdega Maxkamadda horteeda la soo taago Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid. Full Article

Editorials

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article

Topnews:-Somaliland oo aqoonsi ku raadineyso qaraxyadda Muqdisho ?

Waagacusub.info- Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia ayaa sheegay iney sanado badan kadib ogaadeen in qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho laga soo abaabulo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee Waqooyigga Somalia. Full Article

Topnews:- Xarigga Afweyne iyo Tiiceey oo la ogaaday shaqsiyaadka maleegay ?

Waagacusub.net - Xog muhiima oo la helay ayaa lagu ogaaday in Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug Mohamed Abdi Xareed iyo Wasiirad ka tirsan maamulka Koofur Galbeed oo lagu magacaabo Saciido ka dambeeyeen qorshahii lagu xiray Madaxweynahii hore ee Xibin iyo Xeeb Mohamed Adan Tiiceey iyo Mohamed Abdi Hassan Afweyne . Full Article

Topnews: Garguurte oo meesha ka saaray rajadii Banaadir - Puntland oo go-aan yaab badan qaadatay - golaha aqalka sare - 54 Xildhibaan ?

Waagacusub.info- Madaxweyne Xasan Garguurte ayaa kulankii saami qeeybsiga aqalka sare ee Odayaasha ku soo deray sheeko ka yaabisay metelayaashii ka qeybgalaayay kadib markii uu sheegay in go-aanku Federalka yahay in min seddex Xildhibaan oo dheeriya la siiyo Maamuladda Beelaha Isaaq iyo Majeerteen ee Puntland iyo Somaliland. Full Article

Chairman of Somalia's anti-piracy agency arrested in Belgium

The last two years, Afweyne was leading a successful-locally established antipiracy effort, which partially succeeded to release hostages, hijacked boats and disengaged nearly one thousands pirates from the dangerous business they were in the coastal areas in central Somalia regions. Full Article

Somalia government fell in the hands of a small religious group

Somali Peoples Party says -"Falling into habits of the past, the current government fell in the hands of a small religious group who overpowered the state house at Mogadishu. The outcome; a failed UN facilitated attempt to create a democratic government" Full Article

World Leading Global Ageing Scientists Visit Gold Mercury

Dr Craig Willcox and Dr Giovanni Scapagnini explore the impact of global population ageing with Gold Mercury President, Nicolas De Santis One of the world's leading gerontology scientists, Dr Craig Willcox, and top neurology/brain ageing scientist Dr Giovanni Scapagnini visited Gold Mercury's headquarters in London, to present their work and discuss critical challenges to global ageing, particularly with regards to the impact of nutrition and brain disease. Full Article

Cabinet endorses plans to reopen Somali National University

"Now that peace is returning to Somalia, we urgently need to re-establish our education system, which has been devastated by two decades of fighting. The Ministry for Human Development and Public Services has already launched the ambitious Go 2 School campaign, which will see $117 million invested over three years, with the aim of getting one million more children into schools. Full Article

Somali governor Bank resignation Email and Leaks

Your Excellent I have read both the Agreement and Power of Attorney which your office instructed the former governor to sign with the law firm Full Article

Friday's attack will only make Somalia even stronger, declares Prime Minister

"I praise the commitment of staff at Hotel Makkah Al-Mukarama to repair and re-open the hotel as soon as possible. Their commitment demonstrates that Somalis will not be beaten by these senseless killers even in adversity. Full Article

Topnews:-Taliye Tuuryare iyo Fareey oo meel xun gaaray khilaafkooda kadib markii Xabsiga Godka Jilicow ?

Taliyaha Nabadsugidda gobolka Banaadir Cabdi Xakiin Fareey oo careeysan ayaa la soo xiriiray Waagacusub isagoo u sheegay inuu hoowlahiisii shaqo ka qabsan waayay Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Tuuryare.

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran .

Topnews:-Xiisad ka taagan Madaxweynaha Galmudug oo beesha Saleebaan siiyay Hobyo?

Waagacusub.info- Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan gobolka Hobyo kadib markii Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed uu xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyahii Gobolkaas Maxamuud Cawaale oo u dhashay beesha Sacad Habargidir.

Somalia: Who were behind the arrest of two HabarGidir officials?

Waagacusub.net - A reliable source indicates that the arrest of a Somali entrepreneur and a politician were involved in Deputy speaker of Galmudug Regional assembly Mohamed Abdi Hareed and Saido,a Southwest regional State Minister for international relations.

Topnews:-Fadeexo -Qabyaalad - Akhri Liiska shaqaalaha Wasiir Maareeye ku kordhiyay Wasaaradda Warfaafinta ?

Waagacusub.info - Liiska Shaqaalaha Cusub Ee Wasiir Maareeye Ku soo Kordhiyay Wasaradda Warfaafinta iyo dalxiiska ?

Topnews:-Taliye Tuuryare iyo Fareey oo meel xun gaaray khilaafkooda kadib markii Xabsiga Godka Jilicow ?

Taliyaha Nabadsugidda gobolka Banaadir Cabdi Xakiin Fareey oo careeysan ayaa la soo xiriiray Waagacusub isagoo u sheegay inuu hoowlahiisii shaqo ka qabsan waayay Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Tuuryare. Full Article

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article

Topnews:-Xiisad ka taagan Madaxweynaha Galmudug oo beesha Saleebaan siiyay Hobyo?

Waagacusub.info- Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan gobolka Hobyo kadib markii Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed uu xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyahii Gobolkaas Maxamuud Cawaale oo u dhashay beesha Sacad Habargidir. Full Article

Somalia: Who were behind the arrest of two HabarGidir officials?

Waagacusub.net - A reliable source indicates that the arrest of a Somali entrepreneur and a politician were involved in Deputy speaker of Galmudug Regional assembly Mohamed Abdi Hareed and Saido,a Southwest regional State Minister for international relations. Full Article

Topnews:-Fadeexo -Qabyaalad - Akhri Liiska shaqaalaha Wasiir Maareeye ku kordhiyay Wasaaradda Warfaafinta ?

Waagacusub.info - Liiska Shaqaalaha Cusub Ee Wasiir Maareeye Ku soo Kordhiyay Wasaradda Warfaafinta iyo dalxiiska ? Full Article