HEADLINES:

Topnews: Garguurte oo meesha ka saaray rajadii Banaadir - Puntland oo go-aan yaab badan qaadatay - golaha aqalka sare - 54 Xildhibaan ?

0
Tuesday January 26, 2016 - 01:01:02 in Articles by Super Admin
  • Visits: 23630
  • (Rating 2.8/5 Stars) Total Votes: 11
  • 3 3
  • Share via Social Media

    Topnews: Garguurte oo meesha ka saaray rajadii Banaadir - Puntland oo go-aan yaab badan qaadatay - golaha aqalka sare - 54 Xildhibaan ?

    Waagacusub.info- Madaxweyne Xasan Garguurte ayaa kulankii saami qeeybsiga aqalka sare ee Odayaasha ku soo deray sheeko ka yaabisay metelayaashii ka qeybgalaayay kadib markii uu sheegay in go-aanku Federalka yahay in min seddex Xildhibaan oo dheeriya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info- Madaxweyne Xasan Garguurte ayaa kulankii saami qeeybsiga aqalka sare ee Odayaasha ku soo deray sheeko ka yaabisay metelayaashii ka qeybgalaayay kadib markii uu sheegay in go-aanku Federalka yahay in min seddex Xildhibaan oo dheeriya la siiyo Maamuladda Beelaha Isaaq iyo Majeerteen ee Puntland iyo Somaliland.

Aqalka sare ee Odayaasha ayaa loo qeeybshay sidaan:

8 Xildhibaan  Puntland

8 Xildhibaan Somaliland

8 Xildhibaan Galmudug

8 Xildhibaan Jubaland

8 Xildhibaan Koofur Galbeed

8 Xildhibaan Hiirsha State

Waxeey isu geeyn xisaabta guud noqotay 48 Xildhibaan,wuxuuna dastuurka dhigayaa qodobka 72-aad in tiradda odayaasha golaha sare ka badan karin 54 Xildhibaan sidaas darteed waxaa soo hartay 6 Xildhibaan.

Madaxweyne Xasan oo meesha ka saaray in gobolka Banaadir noqdo maamul goboleed ay ka soo baxaan Xildhibaano ka mid noqonaya Aqalka sare iyo Aqalka hoose wuxuu yiri "Go-aanka Dowladda Federalka Somalia wuxuu yahay in lixda Xildhibaan ee soo hartay seddex loogu daro Puntland,sidoo kalena seddexda kale loogu daro Somaliland si loo qanciyo beelaha Dir iyo Daarood.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli gaas ayaa qaatay go-aan aan qiyaastaba ku jirin inuu ku dhiiran karo,wuxuuna yiri " Annagga qaadan meeyno wax ka baxsan intaan xaqqa u leenahay mana naqaano wax aan dheer nahay Maamul goboleedyadda kale ee dalka ka dhisan”

 Buuq iyo dood baden ayaa sidoo kale ka dhalatay sababta Somaliland uu Madaxweynaha ugu deray saamga aqalka odayaasha maadama ay sheegteen iney Somalia ka go-een oo leeyihiin Calan iyo lacag u gaara oo ay sheegtaan dowlad madaxbanaan.

Madaxweynaha ayaa ku dooday iney Somaliland meteli doonaan xubnaha ugu jira golayaasha sidoo kalena laga keeni doono oday dhaqameedyo.

Cabdi Kariim Guled ,Axmed Madoobe iyo Shariif Sakiin ayaa sidoo kale diiday qorshaha Madaxweynaha uu wato ee min seddex Xildhibaan oo dheeriya uu ku siiyay Maamuladda Puntland iyo Somaliland.

Sida muuqato wuxuu Madaxweyne Garguurte nolosha ku Aasay saamigii Hawiye mar haddii uu diiday in gobolka Banaadir yeesha xaquuq maadama ay ku nool yihiin dad lagu qiyaasay afar Milyan oo qof kuwaas oo tira ahaan ka badan dadka ku nool afar maamul ama shan maamul goboleed.

Muxuu Garguurte uga dan leeyahay inuu Puntand siiyo seddex Xildhibaan oo dheeriya ?

Si dhaba looma ogga sababta laakiin wuxuu Madaxweynaha Puntland u qaatay magac dilis iyo inuu beesha Caalamka u tuso in waxeey u qeeylinayaan aheyd iney helaan sad bursi,waa sida laga soo wariyay Cabdiweli Gaas.

Puntland ma aqbashay in wax lagu qeybsado 4.5 ?

Maamuladda Puntland iyo Jubaland waxeey qaadaceen qorshahaas wuxuuna ku adkeeystay in degaan wax lagu qeybsado ama dalka doorasho laga hergeliyo ,haddii kale Baarlamaanka hadda jira waqtiga loo kordhiyo si ay Madaxweyne iyo gudoon baarlamaan u soo doortaan.

Madaxweyne Garguurte wuxuu aaminsan yahay inuusan soo laaban doonin haddii baarlamaanka hadda jira waqtiga loo kordhiyo .

Dadka qaar waxeey leeyihiin waxaa la moodaa in Madaxweynaha loo faaliyay oo qoladiisa faallaloowyaasha u sheegeen inuusan soo laaban doonin haddii Xildhibaanadda hada jooga waqtiga loo kordhiyo.

By Dahir Alasow

[email protected]

Share on Social Media

Topnews:-Dowladda oo xanibtay booqashadda Website-yada ugu caansan Somalia laakiin fasaxday kuwa Al-Shabaab .

Dowladda Somalia ayaa xanibtay booqashadda Internet-ka 31- ka mida Website-yadda ugu caansan Somalia kadib markii ay todobaad ka hor soo saartay amar ay ku sheegtay in lagu mamnuucay booqashadda 35 Websites oo kuwa Al-Shabaab ka soo dhex muuqdeen.hasse yeeshee amarkooda ma aheyn mid Maxkamad soo xukuntay oo sharciya. Full Article

 

Topnews:-Taliye Tuuryare iyo Fareey oo meel xun gaaray khilaafkooda kadib markii Xabsiga Godka Jilicow ?

Taliyaha Nabadsugidda gobolka Banaadir Cabdi Xakiin Fareey oo careeysan ayaa la soo xiriiray Waagacusub isagoo u sheegay inuu hoowlahiisii shaqo ka qabsan waayay Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Tuuryare. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article

 

Topnews:-Xiisad ka taagan Madaxweynaha Galmudug oo beesha Saleebaan siiyay Hobyo?

Waagacusub.info- Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan gobolka Hobyo kadib markii Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed uu xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyahii Gobolkaas Maxamuud Cawaale oo u dhashay beesha Sacad Habargidir. Full Article

 

Topnews:-Fadeexo -Qabyaalad - Akhri Liiska shaqaalaha Wasiir Maareeye ku kordhiyay Wasaaradda Warfaafinta ?

Waagacusub.info - Liiska Shaqaalaha Cusub Ee Wasiir Maareeye Ku soo Kordhiyay Wasaradda Warfaafinta iyo dalxiiska ? Full Article

 

Topnews:-Somaliland oo aqoonsi ku raadineyso qaraxyadda Muqdisho ?

Waagacusub.info- Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia ayaa sheegay iney sanado badan kadib ogaadeen in qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho laga soo abaabulo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee Waqooyigga Somalia. Full Article

 

Topnews:-Dowladda Somalia oo mamnuucday duulimaadyadii Somaliland ?

Waagacusub.info - Amar uu soo saaray Agaasimaha Laanta Socdaalka Somalia ayaa lagu mamnuucay iney diyaaradaha duulimaadyadda gudaha Somalia ka sameeyo tegi karaan Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera laga bilaabo 22 February 2016. Full Article

 

Topnews:-Daallo Airlines oo hawadda Somalia ku qaraxday - Sir Culus

Waagacusub.info- Diyaaradda Daallo Airlines ayuu qarax xoogan gilgilay waxyar kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo goobjoogayaalna arkeen qof ka duulay diyaaradda oo la rumeeysan yahay inuu is qarxiyay. Full Article

 

Topnews:- Xarigga Afweyne iyo Tiiceey oo la ogaaday shaqsiyaadka maleegay ?

Waagacusub.net - Xog muhiima oo la helay ayaa lagu ogaaday in Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug Mohamed Abdi Xareed iyo Wasiirad ka tirsan maamulka Koofur Galbeed oo lagu magacaabo Saciido ka dambeeyeen qorshahii lagu xiray Madaxweynahii hore ee Xibin iyo Xeeb Mohamed Adan Tiiceey iyo Mohamed Abdi Hassan Afweyne . Full Article

 

Topnews:- Xisbiyadda Mucaaradka oo ku guuleeystay in la Maxkamadeeyo Ra'isulwasaaraha Somalia oo todobaadkaan Maxkamadda hortegi doono ?

Waagacusub.info- Xisbiyadda Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somalia ayaa Maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad ay ku weeydiisteen in si degdega Maxkamadda horteeda la soo taago Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid. Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article