HEADLINES:

Topnews:- Xisbiyadda Mucaaradka oo ku guuleeystay in la Maxkamadeeyo Ra'isulwasaaraha Somalia oo todobaadkaan Maxkamadda hortegi doono ?

0
Monday January 25, 2016 - 20:11:09 in Articles by Super Admin
  • Visits: 14704
  • (Rating 2.8/5 Stars) Total Votes: 4
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Topnews:- Xisbiyadda Mucaaradka oo ku guuleeystay in la Maxkamadeeyo Ra'isulwasaaraha Somalia oo todobaadkaan Maxkamadda hortegi doono ?

    Waagacusub.info- Xisbiyadda Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somalia ayaa Maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad ay ku weeydiisteen in si degdega Maxkamadda horteeda la soo taago Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info- Xisbiyadda Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somalia ayaa Maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad ay ku weeydiisteen in si degdega Maxkamadda horteeda la soo taago Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Xisbiyada Siyaasadda ee Soomaaliyeed

Muqdishu,  21/01/2016

Ku: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, JFS,   = MUQDISHO =(qeeybteeda Dastuuriga ah)

Ujeeddo: Dacwad ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS 

Mudane Guddoomiye, 

Annagoo ah Homiyayaasha Xisbiyada Siyaasadda dalka, kuna wada saxiixan lifaaqa warqaddaan; waxaan si xushmad leh kuuugu soo gudbinaynaa, Dacwad ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) iyo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha & federalka JFS, si waafaqsan: Qod.4aad Faq.2aad,  Qod.46aad Faq.1aad iyo qod.109aad faq.2/d ee Dastuurka KMG JFS. Dacwaddaas oo  faahfaahinteedu tahay  sidaan hoos ku qoran:


FAAH FAAHINTA DACWADA

  • Iyadoo ay Muhiim Tahay: meel marinta iyo ansixinta Sharciga Axsaabtu oo ka mid ah tiirarka ugu waaweyn ee ka mid ah xilka Dawladda Federaalka Soomaaliya, sida uu qabo Qod.46aad iyo 47aad ee Dastuurka Federaalka KMG, isla markaana qorshe hawleedka xukuumadda sanadkii tagey ee 2015, taas oo saldhig u ah toosinta siyaasadda dalka, nuxurkeeduna yahay dhismo Dawlad dadku si  Dimuqraadiya u soo doorto. 
  • Iyadoo la ogyahay: in Barlamaanka JFS uu u soo gudbiyey Ra’iisul Wasaaraha Hindisa Sharciyeedka Axsaabta bishii May ee sannadkii la soo dhaafay (2015), iyadoo ay ahayd in Golaha Wasiiradda uu soo hordhigo, si dhakhsa ahna uu dib ugu soo celiyo Golaha Shacabka, si Barlamaanku u ansixiyo, isla markaana u noqdo sharci dhaqan gala. 
  • Iyadoo ay cadahay; ilaa iyo hadda in aan dib loogu soo celin Barlamaanka Hidisa Sharciyeedkaan Axsaabta 
  • Waxaan garowsaney; Sababaha keenay in xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu, Hindisa Sharciyeedka Axsaabtaa dib ugu soo celin waayo Golaha Shacabka mudadaas dheer ay tahay xil gudasha la’aanta xafiiskiisa iyo in Ra’iisul Wasaaruhu si shaqsi ah oo ula kac ahna uu u xayiray meel marinta iyo u soo gudbinta Barlamaanka Hindisa Sharciyeedkaan Axsaabta.
  • Waxaan ku eedaynaynaa; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mud. Cumar Cabdirashiid, gudasha la’aan xil qaran oo ah asaasi iyo xasaasiba. Iyo in uu diidmo, dafirid iyo hor istaagid xuquuq dastuuri ah oo aan leenahay, iyo asagoo dhanka kele faafinaya dacaayad aan u qalmin xilka qaran ee uu hayo, taasoo ka dhan ah nadaamka axsaabta badan in dalka lagu dhaqo.  

Codsi;

Haddaba annagoo ah muwaadiniin Soomaaliyeed ahna hogaamiyayaasha Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliyeed, Maxkamada Sare ee dalka iyadoo tixgelinaysa xaaladda murugsan ee dalku marayo siyaasad ahaan, xalkeeduna yahay ansixinta Xisbiyada oo tartan doorasho Dimoqraadiyada la galo, isla markaasna Maxkamaddoo isticmaalaysa awoodeeda ku xusan Qod.109C/1(c), ee Dastuurka  qaranka, waxaan si qadarin mudan uga codsaneeynaa:

  • In Maxkamada sare horteeda looga yeero R/wasaaraha Xukuumada JFS. Mudane Cumar Cabdirashiid iyo Wasiirkiisa Arr.Gudaha, lana weeydiiyo waxa ku kalifay u hogaansanaan la`anta Dastuurka qaranka iyo weliba hor istaagidda fulinta mashruuca dastuuriga ah ee Hindisa Sharciyeedka Axsaabta muddo ku dhow sanad.
  • In lagu amro Xukuumadda in ay u hogaansamaan oo ay fuliyaan waajibkooda Dastuuriga ah sida uu farayo Qod.99/c  ee Dastuurka
  • In lagu amro hay’adaha Dawladda ee ay khusayso inay Ansixiyaan, Meel Mariyaan, Dhaqan geliyaan Hindisa Sharciyeedka Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliyeed muddada ugu gaaban iyo sida ugu dhaqsaha badan iyadoo loo hogaansamayo Dastuurka. 
  • In Maxkamada Dastuurku noo sugto  xuquuqda Dastuuriga ah ee siyaasadeed iyo tan muwaaddinimo ee dadweeynaha taasoo Xukuumaddu ay dooneeyso in ay duudsiiso, haddii arintaas cid wax ka qabata la waayana ay horseedi karto in shacabdku qaado tallaabooyin kale oo sharciga waafaqsan oo uu xuquuqdiisa dastuuriga ah ku raadsanayo. 
  • Mudane Guddoomiye, waxaan si buuxda ugu kalsoonahay in dacwadayadaan aad ku qaadi doontid garsoor caaddilnimo sharci ku qotoma. 

Mahadsanid.

FG: Fadlan fiiri Liiska Xisbiyada Siyaasadeed  ee soo gudbiyay dacwadan oo saxiixan.




Share on Social Media

Police: 15 Killed as Roadside Bomb Hits Minibus in Somalia

A police officer says a roadside bomb has struck a minibus outside Somalia's capital, killing at least 15 people. Full Article

 

Daawo fadeexadda gabadh Somalia oo Nin Madooba Sexy kula sameeysay Jidka dhexdiisa

Waagacusub.info - Daawo gabadh Somalia oo filim laga duubay iyadoo Sexy nin Madoow ah kula sameeyneyso dariiqa ama wadada taas oo ka dhigan ceeb iyo fadeexo. Full Article

 

Topnews:-Dowladda oo xanibtay booqashadda Website-yada ugu caansan Somalia laakiin fasaxday kuwa Al-Shabaab .

Dowladda Somalia ayaa xanibtay booqashadda Internet-ka 31- ka mida Website-yadda ugu caansan Somalia kadib markii ay todobaad ka hor soo saartay amar ay ku sheegtay in lagu mamnuucay booqashadda 35 Websites oo kuwa Al-Shabaab ka soo dhex muuqdeen.hasse yeeshee amarkooda ma aheyn mid Maxkamad soo xukuntay oo sharciya. Full Article

 

Topnews:-Taliye Tuuryare iyo Fareey oo meel xun gaaray khilaafkooda kadib markii Xabsiga Godka Jilicow ?

Taliyaha Nabadsugidda gobolka Banaadir Cabdi Xakiin Fareey oo careeysan ayaa la soo xiriiray Waagacusub isagoo u sheegay inuu hoowlahiisii shaqo ka qabsan waayay Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Tuuryare. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article

 

Topnews:-Xiisad ka taagan Madaxweynaha Galmudug oo beesha Saleebaan siiyay Hobyo?

Waagacusub.info- Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan gobolka Hobyo kadib markii Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed uu xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyahii Gobolkaas Maxamuud Cawaale oo u dhashay beesha Sacad Habargidir. Full Article

 

Somalia: Who were behind the arrest of two HabarGidir officials?

Waagacusub.net - A reliable source indicates that the arrest of a Somali entrepreneur and a politician were involved in Deputy speaker of Galmudug Regional assembly Mohamed Abdi Hareed and Saido,a Southwest regional State Minister for international relations. Full Article

 

Topnews:-Fadeexo -Qabyaalad - Akhri Liiska shaqaalaha Wasiir Maareeye ku kordhiyay Wasaaradda Warfaafinta ?

Waagacusub.info - Liiska Shaqaalaha Cusub Ee Wasiir Maareeye Ku soo Kordhiyay Wasaradda Warfaafinta iyo dalxiiska ? Full Article

 

Topnews:-Somaliland oo aqoonsi ku raadineyso qaraxyadda Muqdisho ?

Waagacusub.info- Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia ayaa sheegay iney sanado badan kadib ogaadeen in qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho laga soo abaabulo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee Waqooyigga Somalia. Full Article

 

Topnews:-Dowladda Somalia oo mamnuucday duulimaadyadii Somaliland ?

Waagacusub.info - Amar uu soo saaray Agaasimaha Laanta Socdaalka Somalia ayaa lagu mamnuucay iney diyaaradaha duulimaadyadda gudaha Somalia ka sameeyo tegi karaan Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera laga bilaabo 22 February 2016. Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article