HEADLINES:

Topnews:-Daallo Airlines oo hawadda Somalia ku qaraxday - Sir Culus

0
Wednesday February 03, 2016 - 02:46:08 in Articles by Super Admin
  • Visits: 7058
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Topnews:-Daallo Airlines oo hawadda Somalia ku qaraxday - Sir Culus

    Waagacusub.info- Diyaaradda Daallo Airlines ayuu qarax xoogan gilgilay waxyar kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo goobjoogayaalna arkeen qof ka duulay diyaaradda oo la rumeeysan yahay inuu is qarxiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info- Diyaaradda Daallo Airlines ayuu qarax xoogan gilgilay waxyar kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo goobjoogayaalna arkeen qof ka duulay diyaaradda oo la rumeeysan yahay inuu is qarxiyay. Qofka la aaminsan yahay inuu is qarxiyay ayaa meeydkiisa laga helay duleedka Magaaladda Balcad kadib markii uu madaxiisa ka faniinay daaqad uu qaraxa jibiyay .

Qofka la helay wuxuu qaraxa ka galaaftay caloosha iyo lug ka maqan ,sidoo kalena waa qof go-go-ay oo lama aqoonsan karo wejigiisa.

Maamulka Daallo Airlines ayaa ku gaabsaday inuu qarax ka dhacay diyaaradooda oo si nabadda ugu soo degtay garoonka Muqdisho.

Diyaaradda Daallo Airlines oo ay booqdeen Wariyeyaal ka tirsan Waagacusub waxeey ahead mid qaraxu ka duleeliyay keel weyn taas oo ka marqaati kacday in qof isku dhex miidaamiyay ama qarax lagu xiray uu qarxay hasse yeeshee waxeey Xeeldheerayaasha rumeeysan yahay in qaraxa uusan u dhicin sidii loo qorsheeyay.

Daallo Airlines oo laga leeyahay Hargeysa waxaa maamulo ka ah nin ka tirsan Sirdoonka Somaliland oo lagu magacaabo Muniir Aba Siti ,waxaana la rumeeysan yahay in qaraxa ay ka badbaaday laga soo abaabulay Hargeysa iyadoo bartilmaameedku ahaay in lagu dilo Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Somalia oo diyaaradda la socday.

 Saraakiisha Sirdoonka Somaliland waxeey iska fogeeyeen eedeeynta loo jeediyay waxeeyna kiiskaas ku sheegeen shirqool ay soo abaabuleen Saraakiisha Sirdoonka Somalia kaas oo la doonayay in lagu qarxiyo Daallo Airlines maadama laga leeyahay Hargeysa.

Dowladda Federalka Somalia iyo Maamulka Somaliland waxaa maalmahii tegay ka dhaxeeyay khilaaf gaaray in Agaasimaha Laanta Socdaalka Somalia joojiyo duulimaadyadii tegi jiray Hargeysa laga bilaabo 22 -02-2016.

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Cali Warancade ayaa warqad codsiya u soo diray Jeneral Gaafow isagoo weeydiistay in xafiis lagu sameeyo Baasabooradda Somalia laga furo Hargeysa.

Sikastaba ha ahaatee,Daallo Airlines oo ah diyaarad gaboowday waxeey halis ku tahay nolosha dadka raaca,waxaana muhiima in diyaaradaas gaboowday laga mamnuuco Somalia.

By Dahir Alasow

[email protected]

Share on Social Media

Police: 15 Killed as Roadside Bomb Hits Minibus in Somalia

A police officer says a roadside bomb has struck a minibus outside Somalia's capital, killing at least 15 people. Full Article

 

Daawo fadeexadda gabadh Somalia oo Nin Madooba Sexy kula sameeysay Jidka dhexdiisa

Waagacusub.info - Daawo gabadh Somalia oo filim laga duubay iyadoo Sexy nin Madoow ah kula sameeyneyso dariiqa ama wadada taas oo ka dhigan ceeb iyo fadeexo. Full Article

 

Topnews:-Dowladda oo xanibtay booqashadda Website-yada ugu caansan Somalia laakiin fasaxday kuwa Al-Shabaab .

Dowladda Somalia ayaa xanibtay booqashadda Internet-ka 31- ka mida Website-yadda ugu caansan Somalia kadib markii ay todobaad ka hor soo saartay amar ay ku sheegtay in lagu mamnuucay booqashadda 35 Websites oo kuwa Al-Shabaab ka soo dhex muuqdeen.hasse yeeshee amarkooda ma aheyn mid Maxkamad soo xukuntay oo sharciya. Full Article

 

Sir Culus - Qaraxii Daallo oo Somaliland galay-cadeeyn ?

Baaris madaxbanaan oo Warbaahinta Waagacusub iyo Khubaro Mareykan ah ku sameeyeen qaraxii lala beegsaday Daallo Airlines ayaa shaaca ka qaaday ninka qaraxa geeystay halkii laga soo diray,halkii uu baasaboorka uu watay ka goostay,halka looga soo jaray Ticket-ka uu watay,dalalkii ugu qornaa inuu booqdo,cidda u keentay Laptop-kii qaraxa ku rakibnaa,kursiga uu diyaaradda qasab ku fariistay iyo sida garoonka lagu soo geliyay. Full Article

 

Somalia: Who were behind the arrest of two HabarGidir officials?

Waagacusub.net - A reliable source indicates that the arrest of a Somali entrepreneur and a politician were involved in Deputy speaker of Galmudug Regional assembly Mohamed Abdi Hareed and Saido,a Southwest regional State Minister for international relations. Full Article

 

Topnews:-Dowladda Somalia oo mamnuucday duulimaadyadii Somaliland ?

Waagacusub.info - Amar uu soo saaray Agaasimaha Laanta Socdaalka Somalia ayaa lagu mamnuucay iney diyaaradaha duulimaadyadda gudaha Somalia ka sameeyo tegi karaan Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera laga bilaabo 22 February 2016. Full Article

 

Topnews:- Xisbiyadda Mucaaradka oo ku guuleeystay in la Maxkamadeeyo Ra'isulwasaaraha Somalia oo todobaadkaan Maxkamadda hortegi doono ?

Waagacusub.info- Xisbiyadda Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somalia ayaa Maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad ay ku weeydiisteen in si degdega Maxkamadda horteeda la soo taago Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid. Full Article

 

Topnews:- Akhri Fadeexo xatooyo uu ku kacay Madaxii ICRC Somalia Xuseen Cali Salaad oo xilkii laga qaaday

Kadib markii ay soo baxday in xilkii uu ka hayay Hay'adda ICRC Madaxii hore ee Koofurta Soomaaliya Xuseen Cali Salaad laga wareejiyay ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo la xiriira sababihii keenay in xilkaas laga qaado. Full Article

 

Sir Culus Haweeney Dhulbahante ah oo Damujadiid qandaraas uga qaadatay burburinta Maqaayadii The Village ?

Waagacusub.info - Hadal heynta ugu badan Muqdisho waxeey noqotay Gudoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Soomaaliyeed Marwo Canab Xasan Cilmi oo Damujadiid qandaraas uga qaadatay iney burburiso Maqaayadda The Village ee ku taal gurigga hooyooyinka Muqdisho. Full Article

 

Akhri Xeer ilaaliye ku xigeenka Somalia oo soo bandhigay tuuganimadda iyo ku tagrifalka Xeer ilaaliye Axmed Cali Dahir

KU TAKRIFAL AWOOD XAFIISEED Dr ku wuxuu xoriyadda si sharci darro ah uga qaaday sagaal sarkaal oo ah hay'adaha amniga, Booliska iyo Nabad Sugidda isuga jira kuna eedeeyay inay ka dambeeyeen qaraxii ka dhacay SYL si ay ugu dilaan madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga eedeyn taasoo ku dambeysay in markhaatiyaal uu u keenay inay ku oogaan dambigaas ay ka cadeeyeen maxkamadda horteeda in xeer ilaaliyuhu laaluush siiyay inay ku furan markhaati beenaale saraakiishaas, Full Article

 

Surah #1 - Al-Fatiha Quran Kariim dhageysi iyo akhris

Al-Mus'haf Al-Murattal (Hafs A'n Assem).الرَّحِيمِ[٣]مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ[٤]إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ[٥]ا

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader.

Police: 15 Killed as Roadside Bomb Hits Minibus in Somalia

A police officer says a roadside bomb has struck a minibus outside Somalia's capital, killing at least 15 people.

Surah #1 - Al-Fatiha Quran Kariim dhageysi iyo akhris

Al-Mus'haf Al-Murattal (Hafs A'n Assem).الرَّحِيمِ[٣]مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ[٤]إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ[٥]ا Full Article

 

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara Full Article

 

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen" Full Article

 

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ?

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ? Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ?

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ? Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article