HEADLINES:

Sir Culus Haweeney Dhulbahante ah oo Damujadiid qandaraas uga qaadatay burburinta Maqaayadii The Village ?

0
Wednesday January 13, 2016 - 10:56:11 in Articles by Super Admin
  • Visits: 4013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sir Culus Haweeney Dhulbahante ah oo Damujadiid qandaraas uga qaadatay burburinta Maqaayadii The Village ?

    Waagacusub.info - Hadal heynta ugu badan Muqdisho waxeey noqotay Gudoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Soomaaliyeed Marwo Canab Xasan Cilmi oo Damujadiid qandaraas uga qaadatay iney burburiso Maqaayadda The Village ee ku taal gurigga hooyooyinka Muqd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info - Hadal heynta ugu badan Muqdisho waxeey noqotay Gudoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Soomaaliyeed Marwo Canab Xasan Cilmi oo Damujadiid qandaraas uga qaadatay iney burburiso Maqaayadda The Village ee ku taal gurigga hooyooyinka Muqdisho.

Haweeneeyda loo adeegsanayo iney burburiso Maqaayad uu leeyahay nin la xidida waxaa horey uga dhintay allaha u naxariistee Taliyahii Ciidanka Boliiska gobolka Banaadir Cali Saciid hasse yeeshee waxeey todobaadkaan u dhar dhigatay si laga argagaxay.

"Haweeneey dhulbahante ah oo ku dhaaraneysa iney burburineyso Maqaayad uu leeyahay Ganacsade Habargidir ah" ayaa noqotay sheekadda ugu badan ee taal fadhi ku dirirada Muqdisho taas oo ka marqaati kacday dareenka bulshadda.

"Damujadiid ayaa ka dambeeysay qaraxyadii ismiidaaminta ee Maqaayadda The Village lala beegsaday iyaga ayaa Al-Shabaab u fududeeyay laakiin nasiibdaro markii ay  ku guuleeysan waayeen iney barakiciyaan Milkiilaha The Village ayey hadda u soo adeegsadeen Naag u dhalatay Dhulbahante oo Taliye u dhashay beesha Sacad ka dhintay” ayey tiri Fadumo Abdinur oo ka tirsan Ururka Haweenka Soomaaliyeed.

Haweeneey kale ayaa sheegtay in Canab Xasan lagu siiyay qandaraas iney dumiso Maqaayadaas si nin kale oo Abgaal u dhashay loo siiyo dhulka Maqaayadda.

" Canab Xasan maadama aan xidid nahay oo Cali Saciid ka dhintay weligeeyn waan garab taagneeyn,waana soo saarnay illaa aan ka dhignay Gudoomiye ku xigeenka Haweenka Soomaaliyeed,waxaan u tagnay anagoo gabdhahii Habargidir ah laakiin waxeey nagu tiri iga taga warkiina iguma socdee” ayey tiri haweeneey u dhalatay beesha Habargidir oo magaceeda ku koobtay Ayaan.

Beelaha Dhulbahante iyo Habargidir waxaa ka dhaxeeya Isbaheysi iyo xiriir wanaagsan laakiin dadka qaarkiis waxeey ku sifeeyeen dhaqanka Canab Xasan mid lagu tilmaami karo kan Axmed karaash iyo Saleebaan Xaglatoosiye ee ku dhisan hunguriga iyo caade qaatenimadda.

Goor dhaw waxaan soo bandhigi doonaa codadka Canab Xasan Cilmi iyo dad ka sheekeeynaa qofkeey tahay.

Share on Social Media

Sir Culus - Qaraxii Daallo oo Somaliland galay-cadeeyn ?

Baaris madaxbanaan oo Warbaahinta Waagacusub iyo Khubaro Mareykan ah ku sameeyeen qaraxii lala beegsaday Daallo Airlines ayaa shaaca ka qaaday ninka qaraxa geeystay halkii laga soo diray,halkii uu baasaboorka uu watay ka goostay,halka looga soo jaray Ticket-ka uu watay,dalalkii ugu qornaa inuu booqdo,cidda u keentay Laptop-kii qaraxa ku rakibnaa,kursiga uu diyaaradda qasab ku fariistay iyo sida garoonka lagu soo geliyay. Full Article

 

Topnews:-Daallo Airlines oo hawadda Somalia ku qaraxday - Sir Culus

Waagacusub.info- Diyaaradda Daallo Airlines ayuu qarax xoogan gilgilay waxyar kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo goobjoogayaalna arkeen qof ka duulay diyaaradda oo la rumeeysan yahay inuu is qarxiyay. Full Article

 

Topnews: Garguurte oo meesha ka saaray rajadii Banaadir - Puntland oo go-aan yaab badan qaadatay - golaha aqalka sare - 54 Xildhibaan ?

Waagacusub.info- Madaxweyne Xasan Garguurte ayaa kulankii saami qeeybsiga aqalka sare ee Odayaasha ku soo deray sheeko ka yaabisay metelayaashii ka qeybgalaayay kadib markii uu sheegay in go-aanku Federalka yahay in min seddex Xildhibaan oo dheeriya la siiyo Maamuladda Beelaha Isaaq iyo Majeerteen ee Puntland iyo Somaliland. Full Article

 

Topnews:- Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in xilka qaadistii Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho yahay Amar Madaxweyne iyo dagaal u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh

Waagacusub.info - Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareye ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho uu yahay amar ka soo baxay Madaxweyne xasan Garguurte kaas oo salka ku haayo dagaalka u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh. Full Article

 

Sir Culus - Nickalos kay oo diiday qorshe ay Garguurte-Jawaari iyo Xalweyste ula tageen ?

Waagacusub.info - Ergayga waqtigiisa dhamaaday ee Qaramadda Midoobay u qaabilsanaa arrimaha Somalia Nickalos Kay ayaa iska diiday inuu aqbalo qorshe ay ula tageen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashid iyo Gudoomiye Jawaari. Full Article

 

Sir Culus: Ninkii gaariga qaraxa ugu xiray Gabadhii Wariyaha aheyd oo la qabtay.

Waagacusub.info - Ciidamadda sida gaarkaa u tababaran ee Gaashaan ayaa gacanta ku dhigay ninkii dilay Ex Wariye Hinda Haji Mohamed oo ka tirsaneed Wariyeyaasha SNTV Iyo Radio Muqdisho. Full Article

 

Sir culus : Al-Shabaab oo weeraro la damacsan Muqdisho -bartilmaameedyo.

Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay iney Argagixisada Al-Shabaab qorsheeynayaan weeraro halis badan oo ay ku bartilmaameedsanayaan Xarumo gaara. Full Article

 

Sir culus: Qiyaanadii ka dambeeysay Riwaayadii dhiiga ku daatay ee Gaas iyo Guled jileen oo la ogaaday ?

Waagacusub.info - Maalmo colaado dhiig ku daatay ka dhaceen Mudug kadib ayaa la ogaanayaa in dagaaladda dhacaayay oo dhan ay ku dhisnaayeen Riwaayad siyaasadeed ay si wadajira u jilayeen Cabdiweli Gaas iyo Cabdikariim Xuseen Guled oo horey ugu heshiiyay. Full Article

 

Sir Culus Maalqabeeno Sheekhaal u dhashay oo Somalia ka abuuraya Daacish.

Waagacusub.info - Ganacsato horey u maalgelin jiray argagixisadda Alqaacida oo lagu kala magacaabo Cabdi Kariim Osman Seenyo iyo Mustafe Osman Harqaanle ayaa la xaqiijiyay iney Somalia ka abuurayaan dagaalyahano taabacsan argagixisada Daacish ee xasuuqa baahsan ka wada dalalka Ciraq iyo Syria. Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article