HEADLINES:

Topnews:- Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in xilka qaadistii Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho yahay Amar Madaxweyne iyo dagaal u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh

0
Monday January 18, 2016 - 18:38:02 in Articles by Super Admin
  • Visits: 1928
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Topnews:- Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in xilka qaadistii Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho yahay Amar Madaxweyne iyo dagaal u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh

    Waagacusub.info - Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareye ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho uu yahay amar ka soo baxay Madaxweyne xasan Garguurte kaas oo salka ku haayo dagaalka u dhaxeeya Damuja

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info - Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareye ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho uu yahay amar ka soo baxay Madaxweyne xasan Garguurte kaas oo salka ku haayo dagaalka u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh. Wasiir Xayir Maareeye wuxuu yiri "Aniga igama imaan go-aanka xilka looga qaaday Cabdiraxmaan AlCadaala iyo Cabdiraxiim Ciise Cadow,waxaa si toosa ii amray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,sababta xilka qaadistooduna waa arrin siyaasadeed oo labadaas nin waxeey la safan yihiin Shariif Sheekh Axmed laakiin haddii aniga go-aankeeygu ahaan lahaay sidaas waxba uma dhaceen ,xitaa go-aankaan waa og yahay Cabdiraxmaan Odowaa"
Wasiir Maareeye wuxuu hadalkiisa raaciyay "Waxaan ku iri Madaxweyne Xasan Sheekh , Booska Cabdiraxmaan Alcadaala nin Habargidira oo aan ku bedelo ii sheeg ,wuxuuna igu dhahay looma baahna ee wiilka Maxamed Muse ku bedel"
Hadalkaan wuxuu iigu soo qoray Text Message ama fariin qoraaleed laakiin ma xaqiijin karo in sheegashadiisu dhab tahay.
By Dahir Alasow
Share on Social Media

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ?

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ? Full Article

Topnews:-Dowladda oo xanibtay booqashadda Website-yada ugu caansan Somalia laakiin fasaxday kuwa Al-Shabaab .

Dowladda Somalia ayaa xanibtay booqashadda Internet-ka 31- ka mida Website-yadda ugu caansan Somalia kadib markii ay todobaad ka hor soo saartay amar ay ku sheegtay in lagu mamnuucay booqashadda 35 Websites oo kuwa Al-Shabaab ka soo dhex muuqdeen.hasse yeeshee amarkooda ma aheyn mid Maxkamad soo xukuntay oo sharciya. Full Article

Topnews:-Taliye Tuuryare iyo Fareey oo meel xun gaaray khilaafkooda kadib markii Xabsiga Godka Jilicow ?

Taliyaha Nabadsugidda gobolka Banaadir Cabdi Xakiin Fareey oo careeysan ayaa la soo xiriiray Waagacusub isagoo u sheegay inuu hoowlahiisii shaqo ka qabsan waayay Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Tuuryare. Full Article

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article

Topnews:-Xiisad ka taagan Madaxweynaha Galmudug oo beesha Saleebaan siiyay Hobyo?

Waagacusub.info- Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan gobolka Hobyo kadib markii Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed uu xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyahii Gobolkaas Maxamuud Cawaale oo u dhashay beesha Sacad Habargidir. Full Article

Topnews:-Fadeexo -Qabyaalad - Akhri Liiska shaqaalaha Wasiir Maareeye ku kordhiyay Wasaaradda Warfaafinta ?

Waagacusub.info - Liiska Shaqaalaha Cusub Ee Wasiir Maareeye Ku soo Kordhiyay Wasaradda Warfaafinta iyo dalxiiska ? Full Article

Topnews:-Somaliland oo aqoonsi ku raadineyso qaraxyadda Muqdisho ?

Waagacusub.info- Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia ayaa sheegay iney sanado badan kadib ogaadeen in qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho laga soo abaabulo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee Waqooyigga Somalia. Full Article

Topnews:-Dowladda Somalia oo mamnuucday duulimaadyadii Somaliland ?

Waagacusub.info - Amar uu soo saaray Agaasimaha Laanta Socdaalka Somalia ayaa lagu mamnuucay iney diyaaradaha duulimaadyadda gudaha Somalia ka sameeyo tegi karaan Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera laga bilaabo 22 February 2016. Full Article

Topnews:-Daallo Airlines oo hawadda Somalia ku qaraxday - Sir Culus

Waagacusub.info- Diyaaradda Daallo Airlines ayuu qarax xoogan gilgilay waxyar kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo goobjoogayaalna arkeen qof ka duulay diyaaradda oo la rumeeysan yahay inuu is qarxiyay. Full Article

Topnews:- Xarigga Afweyne iyo Tiiceey oo la ogaaday shaqsiyaadka maleegay ?

Waagacusub.net - Xog muhiima oo la helay ayaa lagu ogaaday in Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug Mohamed Abdi Xareed iyo Wasiirad ka tirsan maamulka Koofur Galbeed oo lagu magacaabo Saciido ka dambeeyeen qorshahii lagu xiray Madaxweynahii hore ee Xibin iyo Xeeb Mohamed Adan Tiiceey iyo Mohamed Abdi Hassan Afweyne . Full Article

Surah #1 - Al-Fatiha Quran Kariim dhageysi iyo akhris

Al-Mus'haf Al-Murattal (Hafs A'n Assem).الرَّحِيمِ[٣]مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ[٤]إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ[٥]ا

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader.

Police: 15 Killed as Roadside Bomb Hits Minibus in Somalia

A police officer says a roadside bomb has struck a minibus outside Somalia's capital, killing at least 15 people.

Surah #1 - Al-Fatiha Quran Kariim dhageysi iyo akhris

Al-Mus'haf Al-Murattal (Hafs A'n Assem).الرَّحِيمِ[٣]مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ[٤]إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ[٥]ا Full Article

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara Full Article

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen" Full Article

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ?

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ? Full Article

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article