HEADLINES:

Sir Culus Maalqabeeno Sheekhaal u dhashay oo Somalia ka abuuraya Daacish.

0
Friday November 27, 2015 - 01:22:23 in Articles by Super Admin
  • Visits: 12912
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Sir Culus Maalqabeeno Sheekhaal u dhashay oo Somalia ka abuuraya Daacish.

    Waagacusub.info - Ganacsato horey u maalgelin jiray argagixisadda Alqaacida oo lagu kala magacaabo Cabdi Kariim Osman Seenyo iyo Mustafe Osman Harqaanle ayaa la xaqiijiyay iney Somalia ka abuurayaan dagaalyahano taabacsan argagixisada Daacish ee xasu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info - Ganacsato horey u maalgelin jiray argagixisadda Alqaacida oo lagu kala magacaabo Cabdi Kariim Osman Seenyo iyo Mustafe Osman Harqaanle ayaa la xaqiijiyay iney Somalia ka abuurayaan dagaalyahano taabacsan argagixisada Daacish ee xasuuqa baahsan ka wada dalalka Ciraq iyo Syria.

Maalqabeenadaan u dhashay beesha Sheekhaal ayaa Xaruntooda weyn waxeey ku taal Dalka Isu taga Emirate-ka Carabta.

"Ganacsade Sheekhaala oo horey Losjiistikadda ugu qaabilsanaa Al-Shabaab laguna magacaabo Cabdi kariim Seenyo ayaa hadda qaatay mashruuc cusub oo la doonayo in argagixisada Daacish looga abuura Somalia” ayuu yiri Fuad Shongole oo ka tirsan Saraakiisha sare ee Al-Shabaab.

Fuad Shongole wuxuu sheegay in Cabdi Kariim Seenyo iyo walaalkiis Mustaf Harqaanle leeyihiin Shirkad lagu magacaabo Hasco taas oo Al-Shabaab u qaabilsanaan jirtay dhinaca Zaadka.

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed ayaa sidoo kale Cabdi Kariim Seenyo ku eedeeyay inuu gacan ka geeysanayo hurinta colaadda u dhaxeeyso Puntland iyo Galmudug isagoo ujeedkiisu yahay siduu dagaalyahano Daacish taabacsan uga hergelin lahaa goboladda dhexe iyo Puntland.

Sikastaba ha ahaatee, Somalia waxeey noqotay mashruuc oo maalin walba qof dantiisa wato ka fushado wixii uu doono.

Top Secret: Daesh is being established in Somalia?

Kampalanews.net - Abdikarim Osman Seenyo and Mustafe Osman Harqanle who previously financed terrorist organization of Qaeda are confirmed to establish their own Daesh or ISIL in Somalia to declare allegiance to the so-called Islamic state in Iraq and Syria.

That two business entrepreneurs have their QH in the United Arab Emirates, according to our sources.

"A man from Sheekhal tribe named Abdikarim Osman Seenyo , who previously managed logistics for militant of Al-Shabaab has now taken the project of ISIS," said Fuad Shongole, a member of Al-Shabaab. 

Shongole said Seenyo and his brother has a company named as Hasco which supported the militant when it comes to the food stocks.

President of Galmudug Abdikarim accused of Seenyo for igniting the violence in Galkayo to get a chance for establishing Daesh. 

However, Somalia became a place that anyone can do what he or she want without caring the interest of the nation.

By Mohamed Hassan

[email protected]

Share on Social Media

Police: 15 Killed as Roadside Bomb Hits Minibus in Somalia

A police officer says a roadside bomb has struck a minibus outside Somalia's capital, killing at least 15 people. Full Article

 

Daawo fadeexadda gabadh Somalia oo Nin Madooba Sexy kula sameeysay Jidka dhexdiisa

Waagacusub.info - Daawo gabadh Somalia oo filim laga duubay iyadoo Sexy nin Madoow ah kula sameeyneyso dariiqa ama wadada taas oo ka dhigan ceeb iyo fadeexo. Full Article

 

Topnews:-Dowladda oo xanibtay booqashadda Website-yada ugu caansan Somalia laakiin fasaxday kuwa Al-Shabaab .

Dowladda Somalia ayaa xanibtay booqashadda Internet-ka 31- ka mida Website-yadda ugu caansan Somalia kadib markii ay todobaad ka hor soo saartay amar ay ku sheegtay in lagu mamnuucay booqashadda 35 Websites oo kuwa Al-Shabaab ka soo dhex muuqdeen.hasse yeeshee amarkooda ma aheyn mid Maxkamad soo xukuntay oo sharciya. Full Article

 

Sir Culus - Qaraxii Daallo oo Somaliland galay-cadeeyn ?

Baaris madaxbanaan oo Warbaahinta Waagacusub iyo Khubaro Mareykan ah ku sameeyeen qaraxii lala beegsaday Daallo Airlines ayaa shaaca ka qaaday ninka qaraxa geeystay halkii laga soo diray,halkii uu baasaboorka uu watay ka goostay,halka looga soo jaray Ticket-ka uu watay,dalalkii ugu qornaa inuu booqdo,cidda u keentay Laptop-kii qaraxa ku rakibnaa,kursiga uu diyaaradda qasab ku fariistay iyo sida garoonka lagu soo geliyay. Full Article

 

Somalia: Who were behind the arrest of two HabarGidir officials?

Waagacusub.net - A reliable source indicates that the arrest of a Somali entrepreneur and a politician were involved in Deputy speaker of Galmudug Regional assembly Mohamed Abdi Hareed and Saido,a Southwest regional State Minister for international relations. Full Article

 

Topnews:-Dowladda Somalia oo mamnuucday duulimaadyadii Somaliland ?

Waagacusub.info - Amar uu soo saaray Agaasimaha Laanta Socdaalka Somalia ayaa lagu mamnuucay iney diyaaradaha duulimaadyadda gudaha Somalia ka sameeyo tegi karaan Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera laga bilaabo 22 February 2016. Full Article

 

Topnews:-Daallo Airlines oo hawadda Somalia ku qaraxday - Sir Culus

Waagacusub.info- Diyaaradda Daallo Airlines ayuu qarax xoogan gilgilay waxyar kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo goobjoogayaalna arkeen qof ka duulay diyaaradda oo la rumeeysan yahay inuu is qarxiyay. Full Article

 

Topnews:- Xisbiyadda Mucaaradka oo ku guuleeystay in la Maxkamadeeyo Ra'isulwasaaraha Somalia oo todobaadkaan Maxkamadda hortegi doono ?

Waagacusub.info- Xisbiyadda Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somalia ayaa Maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad ay ku weeydiisteen in si degdega Maxkamadda horteeda la soo taago Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid. Full Article

 

Topnews:- Akhri Fadeexo xatooyo uu ku kacay Madaxii ICRC Somalia Xuseen Cali Salaad oo xilkii laga qaaday

Kadib markii ay soo baxday in xilkii uu ka hayay Hay'adda ICRC Madaxii hore ee Koofurta Soomaaliya Xuseen Cali Salaad laga wareejiyay ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo la xiriira sababihii keenay in xilkaas laga qaado. Full Article

 

Sir Culus Haweeney Dhulbahante ah oo Damujadiid qandaraas uga qaadatay burburinta Maqaayadii The Village ?

Waagacusub.info - Hadal heynta ugu badan Muqdisho waxeey noqotay Gudoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Soomaaliyeed Marwo Canab Xasan Cilmi oo Damujadiid qandaraas uga qaadatay iney burburiso Maqaayadda The Village ee ku taal gurigga hooyooyinka Muqdisho. Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article