HEADLINES:

Topnews:- Akhri Fadeexo xatooyo uu ku kacay Madaxii ICRC Somalia Xuseen Cali Salaad oo xilkii laga qaaday

0
Thursday January 14, 2016 - 16:58:38 in Articles by Super Admin
  • Visits: 8661
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- Akhri Fadeexo xatooyo uu ku kacay Madaxii ICRC Somalia Xuseen Cali Salaad oo xilkii laga qaaday

    Kadib markii ay soo baxday in xilkii uu ka hayay Hay'adda ICRC Madaxii hore ee Koofurta Soomaaliya Xuseen Cali Salaad laga wareejiyay ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo la xiriira sababihii keenay in xilkaas laga qaado.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib markii ay soo baxday in xilkii uu ka hayay Hay'adda ICRC Madaxii hore ee Koofurta Soomaaliya Xuseen Cali Salaad laga wareejiyay ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo la xiriira sababihii keenay in xilkaas laga qaado.

Waxaa sidoo kale soconayay baaritaano kala duwan oo ku soconayay Xuseen Cali Salaad Madaxii hore ee Hey’adda ICRC Kaidb markii qaar ka mid ah Saraakiishii la shaqeynaysay Hay’adaas ay sheegeen in wax is dabamarin uu sameeyay xiligii uu Maamulayay Hey’adda.

Hadaba todobaadkan ayaa waxaan idiin soo gudbinaynaa warbixinadii ay ka gudbiyeen Madaxii hore ee Hay’adda ICRC Xuseen Cali Salaad  saraakiishii horey ula shaqaynaysay Xafiisyada Hay’adda ICRC ee koofurta Soomaaliya,kuwaas oo qeyb qeyb aan u soo daabici doono todobaad walba.

                    QEYBTA 1AAD 

Taariikh  :   10.01.2016

Goobta   :    Muqdishu, Soomaaliya

Summad:    2016/01/MGQ00001

Qeybta  :     Koowaad

Ujeeddo :   Soo bandhigid Cadeymo iyo xog ku’aadan sidii loo isticmaalay lacagihii loo xilsaaray Madaxii Hey’adda ICRC Ee Koofurta Soomaaliya Xuseen Cali Salaad, intii uu maamulayay xafiiska hey’adda ICRC koofurta Soomaaliya.

Hadaba si dadku u wada fahmaan waxaan ku bilaabidonaa qaabkii Hey’adda ICRC xaafiiskeeda Koofurta Soomaaliya loogu magacaabey Xuseen Cali Salaad iyo qaabkii ay ku timid iyo waliba cidii ka dambeysay in loo magacaabo.

Waxaa kale oo soo bandhigi donaa Lacagihii loogu talo galay in gargaar ahaan loo gaarsiiyo dadkii dhibaateysanaa iyo sida loo maamuley iyo dadkii arimahaas kala shaqeynayay Xuseen Cali Salaad Madaxii hore ee Hey’adda ICRC…..

Xilligii Jabhaduhu dalka la wareegeen ee 1990-Kii ayey aheyd markii USC-SNA ku gorgortantay in la siiyo wakiilka ICRC ee koofurta Soomaaliya ka dibna laga dhigo nin ka soo jeeda beelaha Habar-gidir taas oo markii dambane beesha Ceyr ay Gen. Caydiid ugu abaal-sheegteen garab-istaaggii ay garab istaageen kana codsatay in hey’addaas wakiilkeeda iyaga la siiyo. Beesha oo aan u fiirin CV-ga waxbarasho iyo khibradda shaqo balse ku ixtiraameysay jifada uu ka dhashay ee Ayanle Ceyr ayaa si indha la’aan ah ugu dhiibtay wakiilnimadii Hey’adda ICRC ee Koofurta Soomaaliya. Ujeedadu waxay ahayd uun in masaakiinta barakacayaasha ah  isla markaana ay saameeyeen Dagaalada Sokeeye, Abaaraha, Gaajada, Harraadka, Dawo la’aanta iyo Hoy-la’aanta laga caawiyo dhinacyadaas aan kor ku soo sheegnay madaama hey’addu aheyd hey’ad gargaarta waddamada colaaduhu ka dhacaan.

Taas beddelkeeda waxaa dhacday in Xuseen Cali Salaad iyo rag la shaqeynayay ay dadkii masaakiinta ahaa hantidoodii aysan sidii loogu talo galay u gaarsiin,waxaana ay mar walba ku dadaali jireen in dadka hadli kara ay amusiyaan si kuwa aan hadli karin aysan cod u helin oo aan loo kala ogaan in wax gaareen dadkaas iyo in kale Madaxda sare ee Hey’addana loo tuso in dadka dhan ay ku qanacsan yihiin Mas’uulkan oo sidii loogu talo galay wax walba ku socdaan

Balse waxaa shaki badan dhaliyay kadib markii ay soo baxeen hanti badan oo Xuseen Cali ka sameeyay ICRC ay soo ifbaxday kuwaas oo iskugu kugu  jira Shirkado ganacsi guryo iyo waliba lacago dhanka siyaasada lagu galay oo si dad ban loo isticmaalay.

xuseen

SOMALIA, Mogadishu: In a photgraph released by the African Union-United Nations Information Support Team 16 July, a Somali woman holds her severely malnourished baby inside a tent serving as a medical clinic established by the African Union Mission in Somalia (Amisom) peacekeeping operation. The mission's Civil-Military Component (CIMIC) has erected five large waterproof tents in a camp for internally displaced people near the the city's airport to serve as accommodation and a medical centre, with Ugandan doctors serving with the mission offering free medical treatment for people affected and displaced by the drought currently ravaging Somalia and the wider Horn of Africa region. AU-UN IST PHOTO / STUART PRICE.

SOMALIA, Mogadishu: In a photgraph released by the African Union-United Nations Information Support Team 16 July, a Somali woman holds her severely malnourished baby inside a tent serving as a medical clinic established by the African Union Mission in Somalia (Amisom) peacekeeping operation. The mission’s Civil-Military Component (CIMIC) has erected five large waterproof tents in a camp for internally displaced people near the the city’s airport to serve as accommodation and a medical centre, with Ugandan doctors serving with the mission offering free medical treatment for people affected and displaced by the drought currently ravaging Somalia and the wider Horn of Africa region. AU-UN IST PHOTO / STUART PRICE.

Xuseen Cali Salaad ayaa hantidaas iyo waxaa is qaadan waayay Mushaarka uu qaadanayay oo ahaa 900$ bilkasta.

Hadaba sidee hantidaas lagu sameeyay xaqiiqda dhabta ah maxay tahay,xusul-duub dheer iyo dadaal u galay sidii uu uga faa’iideysan lahaa leexsashada xoolaha masaakiinta ee ay u soo dhiibeen dad aan Muslim iyo Soomaali toona aheyn isla markaana ka damqaday dhibaatada bani-aadamnimo ee heysatay dadka masaakiinta ah ee tabaaleysnaa isaga oo u egmaday ama u saameystay dad ay qaraabo dhow yihiin ilihii dhaqaalaha ee la rabay in lagu gaarsiiyo gargaarka shacabkii dhibaateysnaa kuwaas oo si hoose uga wakiil ahaa isaga isla markaana dhaqaalaha galin jiray halka uu isagu u amro iyada oo uu abuuray xafiisyo u filaya howlahaas oo dhan (Xafiisyada). Xafiisyada la abuuray ee dhammaantood ay ka shaqeyn jireen dad la dhashay, la ilma adeer ah, u adeer ah ama la ilma abti ah ee aan cid kale loo ogoleyn waxaa ka mid ahaa:

  • Xafiiska lacagaha Hey’adda ka soo daabuli jiray Kenya isla markaana ka qaadi jiray khidmad u dhaxeysa 8% illaa 12%, taas oo macnaheedu yahay in haddii bishaas ay soo dhacdo lacag dhan 10,000,000 (Ten million dollars) in laga qaadi jiray faa’iido masaakiineed celcelis ahaan 1,200,000 (Million iyo laba boqol oo kun). Waa mid ka mid masiibooyinka Soomaaliya heysta in laga raadiyo faa’iido laga sameeyo xoolaha masaakiinta ee agoomaha u badan ka dibna ganacsade magac leh lagu noqdo.
  • Xafiiska iibka badeecooyinka kala duwan sida burka, galleyda, bariiska, maacuunta, teendhooyinka, bacaha, daawada iwm, kaas oo qiimaha laga soo bixiyo badeecada lagu kordhin jiray qiima dhan 50% tusaale ahaan loor bur ah ama sonkor ah oo suuqa ka jooga $15 in laga dallaco hey’adda $30, taas oo macnaheedu yahay in haddii hey’addu soo amarto in la iibiyo badeeco dhan 5,000,000 (Shan million oo dollar) uu ka qaadi jiray faa’iido-masaakiineed dhan 2,500,000 taas oo ah boqolkiiba konton.
  • Xafiiska daabulka ama qaadista badeecada ama raashinka oo isna ku qaadi jiray rarkaas qiimo ka badan kan gaadiidka dadweynuhu ay ku qaadi jireen kaas oo ahaa ugu yaraan 15%.
  • Wakiilada gobollada ee hoos imaan jiray hey,adda ICRC dhinaca koonfurta waxay ahaayeen dhammaan kuwo si dadban ula shaqeyn jiray dhaqaala ahaan oo isaga ku xirnaa sababtuna waxay ahayd inta badan in markii horeba shardiga lagu shaqaaleysiiyey uu ahaa inay faa’iido-maskiineed-wadaag ahaadaan sida gobolka Banaadir, Gobollada Jubbooyinka, Gobolka Hiiraan, Shabeellooyinka, Galguduud, Bay, Mudug, Bakool iyo Gedo.
  • Faa,iido-miskiineed-wadaag waxaan ula jeednaa in hey’adda loo soo gudbin jiray tirakoob aan sax aheyn sida in la yiraahdo 1500 reer (Kun iyo shan boqol oo reer) ayaa halkaa ku dhibaateysan, mid kastana waxa uu u baahanyahay $1,500, iyada oo tirada saxda ah ee reerahaasi ay tahay 300 reer ama 500 reer halka inta kalena ay jeebka isaga iyo wakiilada kale galeysay.
  • Qodobka kale ee muhiimka ah ayaa ah in hey’addu kula heshiisay ganacsadaha qaata qandaraaska lacag-gudbinta ah inuu lacagta loo baahanyahay sii hormariyo balse ay wakiiladu saxiixi jireen lacagta magacooda ku socota iyaga oo aan shilin soo gaarin maadaama ay faa’iida-miskiineedka kala qeybsan jireen taas oo mamnuuc ka aheyd in fududeeyaha lacagta uu saxiix been abuur ah ku qaato lacag uusan bixin.

Fiiro Gaar Ah: Sida kor ku xusan waxaan caddeymaheeda iyo magacyadaba ku soo bandhigi doonaa qormadaan tan xigta dhawaan. Caddeymaha waxaa ka mid noqon doona:

  1. Magacyada wakiiladii gobollada ee ICRC kala shaqeyn jiray Xuseen Cali Salaad iyo kuwii xafiisyada wakiilka uga ahaa intaba.
  2. Magacyada dadka ganacsiga u qaabilsan ee la shaqeeya iyo sababta
  3. Magacyada hoggaamiya kooxeedyadii isbaarooyinka iyo Al shabaab wakiilka uga ahaa
  4. Magacyada ganacsiga iyo goobaha ganacsigiisa oo dhan iyo guryaha intaba
  5. Bankiyadii inta badan dhaqaalaha la marsiin jiray
  6. Magacyada uga wakiilka ah siyaasadda ee uu ummada u adeegsado.
  7. Magaca shirkadda uu Xuseen ku qoranyahay ee Ingiriiska iyo Xaaska uu sharciga ku helay labadaba.

Hantidhowrka Qaranka iyo Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Soomaaliya haddeysan gacanta ugu jirin ganacsato-ku sheegga noocaan oo kale ah waa iney hoos u eegaan hantidii qaranka oo maanta dib loo siinayo dadkii shalay dhacay xoolaha masaakiinta.

Qabyo….. La soco qeybta 2-aad

Su’aalahaaga waxaad ku soo hagaajin kartaa cinwaanka hoos ku qoran.

Ahmed Tarabi

[email protected]

Share on Social Media

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

Akhri Surah Al-Anaam #6 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Full Article

 

Akhri Surah Al-Maeda#5 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article