HEADLINES:

SHIRKA WADATASHIGA BEELAHA LEELKASE

0
Wednesday February 17, 2016 - 17:16:02 in Articles by Super Admin
  • Visits: 5858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    SHIRKA WADATASHIGA BEELAHA LEELKASE

    KU: DOWLADDA FEDERALKA SOMALIYEED,UNSOM,IGAD,AU,EU,USA,UK,JAMACADDA CARABTA, IYO DHAMAAN DOWLADAHA DANEEYA ARIMAHA SOMLIYA:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KU: DOWLADDA FEDERALKA SOMALIYEED,UNSOM,IGAD,AU,EU,USA,UK,JAMACADDA CARABTA, IYO DHAMAAN DOWLADAHA DANEEYA ARIMAHA SOMLIYA:

                                                      Taariikhda: 16/02/2016: Muqdisho

UJEEDO: WAR MURTIYEED: SIYAASIYIINTA IYO DHAQANKA BEEL WEYNTA LEELKASE.

Kadib shirar kala duwan  oo ay beeshu ku yeelatay dhamaan deegaanada ay dagto ee Mudug,Nugaal Bari, xildhibaanada,siyaasiyiinta,ganacsatada iyo qurba  joogta  dhamaan wadamada caalamka.

Waxay beeshu soo saartay  War murtiyeed ka kooban lix (6) Qodob.

1.      Beesha leelkase waxay taageersan tahay ku dhaqanka nidaamka 4.5 ilaa laga helayo wax looga gudbo taas oo ah doorasho qof iyo codkiis ah.

2.      Beeshu waxay nasiib darro u aragtaa damaca iyo doonista maamulka puntland ee deegaanka iyadoo ku guuldaraysatay muddo 18 sano ah ln ay kasamayso deegaanada ay sheeganayso in ay xukunto cadaalad ayna deegaan wax ugu qaybiso,sidaa daraadeed beeshu waxay u aragtaa doonista Puntland in ay tahay damac khaas ah oo dad gaar ah ku doonayaan sadbursi.

3.      Kadib shirar wada tashiyo ah oo mudooyinkii danbe uga socday beesha dalka iyo dibada waxay ku go’aan sadeen in ay qabsadaan shirweyne ay kaga tashan doonaan aayahooda siyaasadeed kaas oo ka dhicidoona gobolka Mudug degmada Galkacyo si dag dag ah.

4.      Beeshu waxay u cadaynaysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba in aysan jirin maamul goboleed ama cid kaloo ku matalaysa wada hadalada siyaasadeed ee dalka ka socda oo aan ka ahayn dowladda federalka Soomaaliyeed.

5.      Beeshu waxay ugu baaqaysaa guud ahaan umada soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan midnimadooda kana fogaadaan waxkasta oo kala fogaynkara.

6.      Beeshu waxay ka digeysaa in dowladda federalka Soomaliyeed iyo beesha caalamku ay tixgaliyaan damac dad gaar ah iyadoo laga tanaasulayo danta guud.

Share on Social Media
No Related Items Found

Surah #1 - Al-Fatiha Quran Kariim dhageysi iyo akhris

Al-Mus'haf Al-Murattal (Hafs A'n Assem).الرَّحِيمِ[٣]مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ[٤]إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ[٥]ا

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader.

Police: 15 Killed as Roadside Bomb Hits Minibus in Somalia

A police officer says a roadside bomb has struck a minibus outside Somalia's capital, killing at least 15 people.

Surah #1 - Al-Fatiha Quran Kariim dhageysi iyo akhris

Al-Mus'haf Al-Murattal (Hafs A'n Assem).الرَّحِيمِ[٣]مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ[٤]إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ[٥]ا Full Article

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara Full Article

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen" Full Article

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ?

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ? Full Article

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article