HEADLINES:

Topnews:- Muuqaalka nin Dowladda sheegtay inuu hogaaminaayay weerarkii Liido- Qabiilkiisa iyo magaciisa ?

0
Sunday January 24, 2016 - 12:30:30 in Articles by Super Admin
  • Visits: 31290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Topnews:- Muuqaalka nin Dowladda sheegtay inuu hogaaminaayay weerarkii Liido- Qabiilkiisa iyo magaciisa ?

    Waagacusub.info- Saraakiisha Hay'adda dimbi baarista Dowladda Somalia ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen nin Macalin ka ahaay Jaamacadda Somalia {University of Somalia } kaas oo la hayo sida ay sheegeen cadeeymo ka marqaati kacay inuu horkacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info- Saraakiisha Hay'adda dimbi baarista Dowladda Somalia ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen nin Macalin ka ahaay Jaamacadda Somalia {University of Somalia } kaas oo la hayo sida ay sheegeen cadeeymo ka marqaati kacay inuu horkacayay weerarkii lagu qaaday Seafood Liido oo xasuuq baahsan ay ka geysteen argagixisadda.

Ninkaan oo lagu magacaabo Mohamed Gaanbe Khalif Hashi waxaa la sheegay in mudo lala socday oo sheegan jiray inuu u dhashay Beesha Ceyr Habargidir hasse yeeshee uu ahaay ninkii muuqaalka dardaaranka ka duubay raggii weeraray Liido ,iyadoo sidoo kalena uu Computer-kiisa Laptop ku sameeyay  Map ama qariirad tilmaameeyso maqaayaddii la weeraray iyo Xarumaha ku agyaal.

"Annagga Gaanbe waxaan u naqaan inuu u dhashay beesha Ceyr Habargidir oo ka yimid Galgaduud,waxeey nagu tahay la yaab wararkaan sheegaayo inuu dhalasho ahaan Isaaq yahay" ayuu yiri Maamulaha University of Somalia.

"Inta weerarka dhicin ka hor ayuu Mohamed Gaanbe Khaliif ,soo sawiray xarumo ay ka mid tahay Seafood iyo Beach View Liido ” ayuu yiri Sarkaal ka tirsan dimbi baarista Muqdisho.

"Mr Mohamed Gaanbe wuxuu xiriir toosa la lahaay Wasiirka Warfaafinta iyo Dalxiiska Mr Mohamed Xayir Maareeye,waxaana arki jirnay isagoo gaarigiisa la saaran" ayuu yiri Sarkaal ka tirsan NISA oo Waagacusub la soo xiriiray balse diiday in magaciisa la xigto.

Warbaahinta Waagacusub oo baaris waday xalay ilaa shalay waxeey ugu dambeeyn heshay muuqaalka Mohamed Gaanbe Khaliif oo ah khabiir ku taqasusay Culuumta IT.


"Mohamed Gaanbe Khaliif oo laga qabtay Maqaayadda Seafood intii uu hoowlgalka socday ,wuxuu seexday Hotel Africk ,wuxuu ka cunteeyay Maqaayadda Seafood Beach ,wuxuu sidoo kale tegay Beerta Nabadda.isagoo dhamaan Video muuqaala iyo sawiro ka qaaday" ayuu yiri Sarkaal ka tirsan hay'adda Sirdoonka Somalia.

Weerarkii Liido oo lagu xasuuqay Berimageeydo iyo Masuuliyiin ay ku jireen Xeer ilaaliye ku xigeen iyo Duuliye sare oo London ka tegay waxaa la rumeeysan yahay inuu weerarkaas qeyb ka ahaay weeraro ay soo abaabuleen Maamulka Hargeysa kuwaas oo ujeedkoodu yahay iney Muqdisho noqoto hooyga qaraxyadda si ay beesha Caalamka u siiso aqoonsi.

Mohamed Gaanbe Khaliif wuxuu University of Somalia ku biiray October 1, 2009  wuxuuna ku magacaawnaa Agaasimaha ICT.

Maamulka Jaamacadda Somalia waxeey sheegeen ineysan waxba ka jirin eedeeynta ku saabsan inuu ka mid ahaay Maleeshiyaddii weerartay Maqaayadda.

" Nin la shaqeeya Hanti dhoowrka Qaranka ayaa ku casuumay Maqaayadda,wuxuu ka casheeyay Maqaayadda kadibna weerarka ayaa ku qabsaday,wuxuu ku hoos dhuumanaayay miis hoostiisa,waxaana laga soo saaray subaxdii,saacadiisa ayaa gacanta midig ugu xirneed sidaas ayaa loo dhahay ,wuxuu ku jiray raggii weerarka soo qaaday" ayuu yiri qof ka tirsan Maamulka University of Somalia.

Dhinaca kale Ciidanka Nabadsugidda Dowladda waxeey qabteen ninkii hagaayay weerarkii Liido kaas oo lagu magacaabo ismail Muse Sheikh Ahmed Guuleed una dhashay beesha Gadabuursi gaar ahaan Habar Cafaan,Xeeb Jire hasse yeeshee war soo baxay waxaa lagu sheegay in isaga iyo nin u dhashay beesha Isaaq saakay la sii daayay kadib markii lagu iibsaday lacag dhowr Milyan oo dollar ah.

Ismail Muse oo ah Somali Dutch ka tegay dalka Ingiriiska wuxuu ahaay ninkii abaabulay weeraradii Hotel Maka Al Mukarama.Central Hotel iyo ismiidaamintii lagu qarxiyay maqaayad ku taal DJibouti 2014 May 2014.

By Dahir Alasow

Share on Social Media

Topnews:-Dowladda oo xanibtay booqashadda Website-yada ugu caansan Somalia laakiin fasaxday kuwa Al-Shabaab .

Dowladda Somalia ayaa xanibtay booqashadda Internet-ka 31- ka mida Website-yadda ugu caansan Somalia kadib markii ay todobaad ka hor soo saartay amar ay ku sheegtay in lagu mamnuucay booqashadda 35 Websites oo kuwa Al-Shabaab ka soo dhex muuqdeen.hasse yeeshee amarkooda ma aheyn mid Maxkamad soo xukuntay oo sharciya. Full Article

 

Topnews:-Taliye Tuuryare iyo Fareey oo meel xun gaaray khilaafkooda kadib markii Xabsiga Godka Jilicow ?

Taliyaha Nabadsugidda gobolka Banaadir Cabdi Xakiin Fareey oo careeysan ayaa la soo xiriiray Waagacusub isagoo u sheegay inuu hoowlahiisii shaqo ka qabsan waayay Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Tuuryare. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article

 

Topnews:-Xiisad ka taagan Madaxweynaha Galmudug oo beesha Saleebaan siiyay Hobyo?

Waagacusub.info- Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan gobolka Hobyo kadib markii Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed uu xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyahii Gobolkaas Maxamuud Cawaale oo u dhashay beesha Sacad Habargidir. Full Article

 

Topnews:-Fadeexo -Qabyaalad - Akhri Liiska shaqaalaha Wasiir Maareeye ku kordhiyay Wasaaradda Warfaafinta ?

Waagacusub.info - Liiska Shaqaalaha Cusub Ee Wasiir Maareeye Ku soo Kordhiyay Wasaradda Warfaafinta iyo dalxiiska ? Full Article

 

Topnews:-Somaliland oo aqoonsi ku raadineyso qaraxyadda Muqdisho ?

Waagacusub.info- Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia ayaa sheegay iney sanado badan kadib ogaadeen in qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho laga soo abaabulo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee Waqooyigga Somalia. Full Article

 

Topnews:-Dowladda Somalia oo mamnuucday duulimaadyadii Somaliland ?

Waagacusub.info - Amar uu soo saaray Agaasimaha Laanta Socdaalka Somalia ayaa lagu mamnuucay iney diyaaradaha duulimaadyadda gudaha Somalia ka sameeyo tegi karaan Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera laga bilaabo 22 February 2016. Full Article

 

Topnews:-Daallo Airlines oo hawadda Somalia ku qaraxday - Sir Culus

Waagacusub.info- Diyaaradda Daallo Airlines ayuu qarax xoogan gilgilay waxyar kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo goobjoogayaalna arkeen qof ka duulay diyaaradda oo la rumeeysan yahay inuu is qarxiyay. Full Article

 

Topnews:- Xarigga Afweyne iyo Tiiceey oo la ogaaday shaqsiyaadka maleegay ?

Waagacusub.net - Xog muhiima oo la helay ayaa lagu ogaaday in Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug Mohamed Abdi Xareed iyo Wasiirad ka tirsan maamulka Koofur Galbeed oo lagu magacaabo Saciido ka dambeeyeen qorshahii lagu xiray Madaxweynahii hore ee Xibin iyo Xeeb Mohamed Adan Tiiceey iyo Mohamed Abdi Hassan Afweyne . Full Article

 

Topnews:- Xisbiyadda Mucaaradka oo ku guuleeystay in la Maxkamadeeyo Ra'isulwasaaraha Somalia oo todobaadkaan Maxkamadda hortegi doono ?

Waagacusub.info- Xisbiyadda Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somalia ayaa Maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad ay ku weeydiisteen in si degdega Maxkamadda horteeda la soo taago Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid. Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article