"Waxaa na soo gaartay dacwadda Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareeye oo lagu eedeeyay inuu akoonkiisa Dahabshiil ku shubtay lacag dhan konton iyo shan kun oo dollar 55000$ taas oo loogu tala galay biilka sa Seathlet-ka SNTV bil kasta iyo lacagtii iidhehda seddexda bilood laga helay oo dhameeyd 85000$” ayuu yiri Hantidhowre Nur Farah.
Mr Nur Farah wuxuu sheegay iney u tageen Agaasimaha Maaliyadda Wasaaradda Warfaafinta Hassan Samatar {Hassan Bassal} oo ay Wasiirka isku reer hoose yihiin kadibna uu siiyay Rasiitkii lacagta lagula shubay Akoonka Dahabshiil.
"Akoonkii Wasiirka u gaarka ahaay markaan baarnay waxaan ku aragnay lacag dhan 55000$ oo ah tii Sataleeytka kiradiisii bisha iyo 85000$ aheyd seddex bil iidhehdii warbaahinta Qaranka ,kadibna lacagtii waxaan ku shubnay Bankiga dhexe ,akoonkiisiina waa xirnay” ayuu yiri Hantidhowrka Qaranka.
Lix masuul oo ka mida shaqaalaha SNTV iyo Radio Muqdisho ayaa sheegay in Wasiir Hayir Maareeye dhacay lacagtii iidhehda seddex bilood 85000$ taas oo lagu shubi jiray bankiga dhexe iyo sidoo kale Miisaaniyadii Wasaaradda Maaliyadda bil walba bixin jirtay ee Seathlet-ka taas oo ah 55000$.
Wasiir Maareeye oo ay caadi u tahay xatooyadda dhaqaalaha Qaranka wuxuu Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Warfaafinta ka dhigtay nin ay isku yihiin beesha Habarjeclo oo Burco laga keenay kaas oo la yiraa Hassan Basal.
Sikastaba ha ahaatee, falkaan lagu qabtay ee xatooyadda wuxuu noqonayaa ceebtii ugu weyneed ee diiwaankiisa nolosha u geli doonto iyadoo horey uun loo maqli jiray inuu yahay nin xoolaha Qaranka xadda oo aan u qalmin Wasiirka Warfaafinta ama xil Wasiir.
Waagacusub.info - Liiska Shaqaalaha Cusub Ee Wasiir Maareeye Ku soo Kordhiyay Wasaradda Warfaafinta iyo dalxiiska ? Full Article
Waagacusub.info - Wasaaradda Warfaafinta Somalia ayaa qosol iyo yaab taariikhiya ka dhacay kadib markii seddex maalmood oo biyo la-aan ka taagneed kadib uu albaabka Wasaaradda soo galay dameer biyo sida . Full Article
Waagacusub.info - Wariyaha weyn Cabdi Casiis Afrika ayaa barnaamij qurux badan ka sameeyay qaraxii lagu dilay Ex Wariye Hindiya Xaaji. Full Article
Somali lagu magacaabo Hassan Abdikadir Mudey oo heeysta sharciga socdaalka Sweden ee loo yaqaan Travel Document ayey Ciidanka Nabadsugidda Dowladda Somalia ka afduubteen albaabka Maqaayadda Posh Treats ee Muqdisho sida uu Waagacusub u xaqiijiyeen goobjoogayaal. Full Article
Waagacusub.info - Agaasimaha Canshuuraha Berrigga Dowladda Federalka Somalia Muxudiin Jurus oo loo yaqaan sidoo kale Muxudiin Saabeey ayaa wajahay fadeexad weyn kadib markii baraha Facebook iyo Youtube lagu faafiyay Video muuqaala isagoo la raaxeeysanaa gabadh Muqdisho laga wada yaqaan. Full Article
Waagacusub.info - Hawiye muxuu ku helayaa habka degmo kusoo xulidda xilfhibaannadda Baarlamaanka Federalka Soomaaliya? Full Article
Waagacusub.info - Ciidamadda sida gaarkaa u tababaran ee Gaashaan ayaa gacanta ku dhigay ninkii dilay Ex Wariye Hinda Haji Mohamed oo ka tirsaneed Wariyeyaasha SNTV Iyo Radio Muqdisho. Full Article
Waagacusub.info - Dadka qaar ayaa Cabdikariim Xuseen Guuleed u heeysta inuu yahay shaqsi damiir dadnimo ama damqasho Galmudug leh hasse yeeshee sawirkaan wuxuu kuu sheegayaa qofka uu yahay Cabdikariim Dhegajuun. Full Article
Waagacusub.info- Nin u dhashay beesha Majeerteen,Cumar Maxamuud ,Reer Mahad oo mudo dheer ku jiray xeryaha Qaxootiga Talyaniga ayaa Galkacyo dib ugu laabtay kadib markii la siiyay magdhaw gaari ku jiiray bartamaha Magaaladda Firenze . Full Article
Waagacusub.info - Ciidanka Galmudug ayaa goor dhaweeyd dagaalkii rogaal celiska ee biloowday ku qabtay Taliyahii Ciidanka Ilaaladda Cabdiweli Gaas iyo afar Saraakiil kale sida Waagacusub xaqiijisay. Full Article
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ
#7 - Al-Araf بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#8 - Al-Anfal )
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#13 - Ar-Rad ) Full Article
The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article
Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article
Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?
Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran .