HEADLINES:

Topnews:Nin la noolaa walaalkiis Isbaariistaa oo noqday Wasiir Tujaara ? fursadaha qabyaaladda

0
Friday November 27, 2015 - 21:22:34 in Articles by Super Admin
  • Visits: 20851
  • (Rating 3.5/5 Stars) Total Votes: 6
  • 7 2
  • Share via Social Media

    Topnews:Nin la noolaa walaalkiis Isbaariistaa oo noqday Wasiir Tujaara ? fursadaha qabyaaladda

    Muqdisho waxaa ka jira afgarasho leeysku fahmo sida waxaan joogaa Hotel-ka Wasaaradda Maaliyadda ,Maqaayadda Maaliyadda iyo Waxaan la socdaa Gabdhaha Wasaaradda Maaliyadda iyo sheekooyin xiiso badan oo dhamaantood ku aruura nin saboolnimo ku qaangaar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho waxaa ka jira afgarasho leeysku fahmo sida waxaan joogaa Hotel-ka Wasaaradda Maaliyadda ,Maqaayadda Maaliyadda iyo Waxaan la socdaa Gabdhaha Wasaaradda Maaliyadda iyo sheekooyin xiiso badan oo dhamaantood ku aruura nin saboolnimo ku qaangaaray maantana tujaar ku noqday hantidii Qaranka oo qabiilnimo uu ku xaday.

Wasiiru dowlaha Maaliyadda Dowladda Federalka Somalia Cabdullahi Maxamed Nur oo Muqdisho looga yaqaan Cabdullahi Bucbuc wuxuu ku dhashay degaanka qurac faarax oo 7 KM u jira tuuladda  Miir Taqwo ee Degmadda  Mahadaay oo ka tirsan gobolka Shabeeladda dhexe .

Cabdullahi Buc buc oo u dhashay beelweynta Hawiye gaar ahaan Abgaal,Harti Abgaal,Cabdalle Agoonyar,Yabar Madoobe,Yabaroow,Cabdi Cali wuxuu ahaay Sabool noloshiisa ku tiirsanaan jirtay guno uu ka helo walaalkiis Shiino Jiis oo Isbaaro u oolin jirtay Isgoyska Fagax ee Degmadda Yaaqshiid Muqdisho.

Cabdullahi Bucbuc wuxuu dhigan jiray AlFaraj School oo ku yeel degaanka Jungal sanadahii 2002 - 2003 ,waxaana lacagta ka bixin jiray Walaalkiisa Isbaariistahaa ee Shiine Jiis oo si weyn looga yaqaan  degaanadda Sii sii iyo Fagax.

Waagii heshiiskii Jibouti la saxiixay sanadkii 2009 kadibna Shariif Sheekh Axmed Xamar yimid oo dagay Hotel Lafweyn ayaa Cabdullahi Bucbuc loo geeyay Shariifka.Xilligaas waxaa waday oo Shariifka u geeyay  shaqsiyaad ay ka mid yihiin nin la yiraa Maxamed Sheikh Nuur oo Hormuud Telecom ka shaqeyn jiray.

Cabdullahi Maxamed Nuur waxaa loo ogolaaday   inuu khasnaji u noqdo Shariif Sheekh Axmed oo dadka loo soo diro lacag siiyo lacagti ugu horaaysay halkaas ayuu ka helay.

Sanadkii 2010 waxa uu ku biiray Xafiiska Maaliyadda Madaxtooyada laakiin nasiibdaro waxaa shaqadda ka eryay Agaasimahii Madaxtooyadda Villa Somalia ee xilligaas Cabdi kariim Xasan Jamac kadib markii uu xaday lacag dhowr kun oo dollar ah.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ay isku qabiil yihiin ayaa Cabdullahi Bucbuc siiyay qandaraaska Mashruucii Hay’adda Gargaarka Turkiga ee TIKA.

Gargaarkii Turkiga ee loogu talagalay abaarihii Somalia ka dhacay ayuu ka helay qandaraasyo muhiima,wuxuuna Hay'ada TIKA ka qaatay qandaraasyadii ceelasha iyo dhismayaasha wadooyinka isagoo lacagtuu halkaas ka helay  ku dhistay  City Place Hotel iyo Maqaayadda Beach View ee ku taal Xeebta Liido.

Beach View waxaa Muqdisho looga yaqaan Maqaayadda Wasaaradda Maaliyadda waana halka uu dhex degan yahay Wasiir Cabdullahi Maxamed Nuur oo gabdha qurux badan kula tunta .

Inkastoon sheekooyin badan oo ku saabsan sidii u afduubtay illahii dhaqaalaha Dowladda iyo shaqsiyaadka uu geeystay idinkaga sheekeeyn doono hadana waxaa xusid mudan inuu Cabdullahi Bucbuc maanta yahay Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Dowladda Federalka Soomaaliya.

Nin kugu qabiila oo xilka ugu sareeya dalka qabta waxaad ka heli kartaa fursad qaaliya sida inaad noqoto Tujaar maalqabeena adigoo  noloshaada ku tiirsaneed wuxuu soo dhaco walaalkaa kula dhashay oo Isbaaro u tiilay Xamar.

La soco qeybta 2-aad ee sheekadaan.

Waxaa qoray 

Dahir Alasow

Share on Social Media

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article

 

Topnews:-Fadeexo -Qabyaalad - Akhri Liiska shaqaalaha Wasiir Maareeye ku kordhiyay Wasaaradda Warfaafinta ?

Waagacusub.info - Liiska Shaqaalaha Cusub Ee Wasiir Maareeye Ku soo Kordhiyay Wasaradda Warfaafinta iyo dalxiiska ? Full Article

 

Topnews:- Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in xilka qaadistii Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho yahay Amar Madaxweyne iyo dagaal u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh

Waagacusub.info - Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareye ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho uu yahay amar ka soo baxay Madaxweyne xasan Garguurte kaas oo salka ku haayo dagaalka u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh. Full Article

 

Daawo Wasiir Maareeye oo Wasaaradda Warfaafinta geeyay dameer biyo u shuba kadib markii

Waagacusub.info - Wasaaradda Warfaafinta Somalia ayaa qosol iyo yaab taariikhiya ka dhacay kadib markii seddex maalmood oo biyo la-aan ka taagneed kadib uu albaabka Wasaaradda soo galay dameer biyo sida . Full Article

 

Topnews:Mooshin laga diyaariyay Wasiir ka tirsan Dowladda oo la horgeynayo Baarlamaanka.

Fadeexo weyn ayaa hareeysay Wasiirka Amniga Cabdirisaq Cumar Maxamed kadib markii uu xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii Mashruuca Qaranka Kooshin Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ah wiil uu dhalay Xildhibaan Cabdi Xaashi. Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article