HEADLINES:

Topnews:Mooshin laga diyaariyay Wasiir ka tirsan Dowladda oo la horgeynayo Baarlamaanka.

0
Tuesday December 08, 2015 - 04:21:52 in Daily News by Super Admin
  • Visits: 6740
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Topnews:Mooshin laga diyaariyay Wasiir ka tirsan Dowladda oo la horgeynayo Baarlamaanka.

    Fadeexo weyn ayaa hareeysay Wasiirka Amniga Cabdirisaq Cumar Maxamed kadib markii uu xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii Mashruuca Qaranka Kooshin Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ah wiil uu dhalay Xildhibaan Cabdi Xaashi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadeexo weyn ayaa hareeysay Wasiirka Amniga Cabdirisaq Cumar Maxamed kadib markii uu xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii Mashruuca Qaranka Kooshin Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ah wiil uu dhalay Xildhibaan Cabdi Xaashi.

Mashruuca Qaranka oo ay maalgeliso Dowladda Ingiriiska waxaa lagu dhaqan celiyaa Maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab ka soo goosto  laakiin nasiibdaradda ugu weyn waxeey tahay in shaqadii laga eryay Kooshin Cabdi Xaashi loo magacaabay wiil uu Abti u yahay Madaxweyne Garguurte.

"Wasiir Cabdirisaq wuxuu xilka qaadista sabab uga dhigay  inuu Kooshin Cabdi Xaashi xiriir la leeyahay dad ka soo horjeeda siyaasada Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud” ayuu yiri Xildhibaan Goodax Barre oo ay isku reer yihiin Wasiirka Amniga. 

Xildhibaano kor u dhaafaya 35 ayaa saxiixday Mooshin Wasiirka Amniga looga yeeray Golaha baarlamaanka si su,aalo looga weeydiiyo ku takri falkiisa awooda Xafiiska.  

Xildhibaanada Mooshinka cusub bilaabay qoristiisa ayaa  Madaxtooyadda iyo Wasiir Cabdirizaq ku eedeeyay in sababta Kooshin Cabdi Xaashi xilka looga qaaday ay tahay in Aabihiis Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulaahi uu mucaarad yahay Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taasoo ay sheegeen iney gaf iyo meel ka dhac ku tahay xuquuqds dastuurku siinayo muwaadinka Soomaaliyeed.

Xildhibaanada baarlamaanka ee mooshinka wada oo u badan Xildhibaanadda Beesha Direed gaar ahaan beesha Isaaq, ayaa sheegay inuu jiro dulmi iyo sadbursi in mudo ah lugu hayay dadkooda ku nool Koofurta Soomaaliya gaar ahaan Caasimada Muqdisho, waxaa ayna ku goodiyeen iney Wasiirka cod kalsooni kala noqosho ah ugu dhex qaadi doonaan fadhiga Baarlamaanka .

Dhawaan ayey Xildhibaanada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ee ka soo jeeda beelaha Waqooyi shir ay ku yeesheen Waqooyiga Muqdisho waxeey soo saareen go’aan ku wajahan sida loo wajahayo doorashada 2016 iyagoo sheegay in wax loo qeybsado Koofur iyo Waqooyi.

Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ah Xildhibaan Ruug cadaa ah si weyna uga soo horjeedo Siyaasada Madaxweyne Xasan Sheekh, dhawaan ayayna ahayd, markii dood uu ka qeyb galay ay sababtay in xabsiga loo taxaabo Wariye Cawil Dahir Salaad albaabkana loo laabo xafiiskii Universal TV ee Magaalada Muqdisho, dhanka kale Xildhibaanka ayaa xiligii dowladii dhexe u soo noqday Maareeyihii tiyaatarka Qaranka, waana Xildhibaan ay si weyn u xushmeeyaan ummada Soomaaliyeed.

Share on Social Media

Topnews:-Dowladda oo xanibtay booqashadda Website-yada ugu caansan Somalia laakiin fasaxday kuwa Al-Shabaab .

Dowladda Somalia ayaa xanibtay booqashadda Internet-ka 31- ka mida Website-yadda ugu caansan Somalia kadib markii ay todobaad ka hor soo saartay amar ay ku sheegtay in lagu mamnuucay booqashadda 35 Websites oo kuwa Al-Shabaab ka soo dhex muuqdeen.hasse yeeshee amarkooda ma aheyn mid Maxkamad soo xukuntay oo sharciya. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article

 

Topnews:-Fadeexo -Qabyaalad - Akhri Liiska shaqaalaha Wasiir Maareeye ku kordhiyay Wasaaradda Warfaafinta ?

Waagacusub.info - Liiska Shaqaalaha Cusub Ee Wasiir Maareeye Ku soo Kordhiyay Wasaradda Warfaafinta iyo dalxiiska ? Full Article

 

Topnews:-Dowladda Somalia oo mamnuucday duulimaadyadii Somaliland ?

Waagacusub.info - Amar uu soo saaray Agaasimaha Laanta Socdaalka Somalia ayaa lagu mamnuucay iney diyaaradaha duulimaadyadda gudaha Somalia ka sameeyo tegi karaan Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera laga bilaabo 22 February 2016. Full Article

 

Topnews:- Muuqaalka nin Dowladda sheegtay inuu hogaaminaayay weerarkii Liido- Qabiilkiisa iyo magaciisa ?

Waagacusub.info- Saraakiisha Hay'adda dimbi baarista Dowladda Somalia ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen nin Macalin ka ahaay Jaamacadda Somalia {University of Somalia } kaas oo la hayo sida ay sheegeen cadeeymo ka marqaati kacay inuu horkacayay weerarkii lagu qaaday Seafood Liido oo xasuuq baahsan ay ka geysteen argagixisadda. Full Article

 

Topnews:- Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in xilka qaadistii Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho yahay Amar Madaxweyne iyo dagaal u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh

Waagacusub.info - Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareye ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho uu yahay amar ka soo baxay Madaxweyne xasan Garguurte kaas oo salka ku haayo dagaalka u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh. Full Article

 

Topnews:- Akhri Fadeexo xatooyo uu ku kacay Madaxii ICRC Somalia Xuseen Cali Salaad oo xilkii laga qaaday

Kadib markii ay soo baxday in xilkii uu ka hayay Hay'adda ICRC Madaxii hore ee Koofurta Soomaaliya Xuseen Cali Salaad laga wareejiyay ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo la xiriira sababihii keenay in xilkaas laga qaado. Full Article

 

Daawo Wasiir Maareeye oo Wasaaradda Warfaafinta geeyay dameer biyo u shuba kadib markii

Waagacusub.info - Wasaaradda Warfaafinta Somalia ayaa qosol iyo yaab taariikhiya ka dhacay kadib markii seddex maalmood oo biyo la-aan ka taagneed kadib uu albaabka Wasaaradda soo galay dameer biyo sida . Full Article

 

Topnews:-Qoysaskii ugu badnaa ee beesha Ceyr Habargidir oo Muqdisho laga barakiciyay ?

Waagacusub.info- Laba boqol iyo lixdan qoys oo u dhashay beesha Ceyr Habargidir ayaa xoog lagu burburiyay guryahii ay deganaayeen ee ku yiil degaanka Zone K Muqdisho kadib markii uu sidaas amray Madaxweyne Garguurte. Full Article

 

Topnews:Nin la noolaa walaalkiis Isbaariistaa oo noqday Wasiir Tujaara ? fursadaha qabyaaladda

Muqdisho waxaa ka jira afgarasho leeysku fahmo sida waxaan joogaa Hotel-ka Wasaaradda Maaliyadda ,Maqaayadda Maaliyadda iyo Waxaan la socdaa Gabdhaha Wasaaradda Maaliyadda iyo sheekooyin xiiso badan oo dhamaantood ku aruura nin saboolnimo ku qaangaaray maantana tujaar ku noqday hantidii Qaranka oo qabiilnimo uu ku xaday. Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article