HEADLINES:

Topnews:-Qoysaskii ugu badnaa ee beesha Ceyr Habargidir oo Muqdisho laga barakiciyay ?

0
Thursday January 07, 2016 - 22:43:02 in Articles by Super Admin
  • Visits: 22889
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Topnews:-Qoysaskii ugu badnaa ee beesha Ceyr Habargidir oo Muqdisho laga barakiciyay ?

    Waagacusub.info- Laba boqol iyo lixdan qoys oo u dhashay beesha Ceyr Habargidir ayaa xoog lagu burburiyay guryahii ay deganaayeen ee ku yiil degaanka Zone K Muqdisho kadib markii uu sidaas amray Madaxweyne Garguurte.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info- Laba boqol iyo lixdan qoys oo u dhashay beesha Ceyr Habargidir ayaa xoog lagu burburiyay guryahii ay deganaayeen ee ku yiil degaanka Zone K Muqdisho kadib markii uu sidaas amray Madaxweyne Garguurte.

Qoysaska degan Dhulkaan  oo  heeysta sharci ,Sabarloogooyin loo sameeyay xilligii Dowladdii Carte ee Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa xoog lagu maquuniyay hasse yeeshee markii dambe ayey dagaalameen taas oo sababtay in degaanka Zone K xoog looga saaray Maleeshiyadii ay wateen Horjoogayaashii Mooryaanta Habargidir ee loo soo kireeystay.

Saraakiisha laaluushka la siiyay ee rabay iney qoysaska beesha Habargidir barakiciyaan waxaa ka mida .Goobaale,Faranfar.Kaniif ,Cali Gaab iyo Maalin.sida uu Waagacusub u sheegay Gudoomiyaha dhalinyaradda beesha Habargidir Jamal MOhamed Nur {Jamal Ganley}

"Dhulka la rabay in la boobo waxaa loo baaneeyay Ganacsato u dhashay beesha  Abgaal oo  la kala yiraa Caddow Cali Gees, Cabduqadir Eenow ,Cabduqadir Cosoble ,Cali Sheekh Maxamuud,Xaaska Madaxweyne Garguurte,Marwo Sahra Indhayar  iyo naag Majeerteena oo aan weli magaceeda helin balse uu wakiil u yahay nin u dhashay beesha Ayaanle Ceyr oo la yiraa Axmed Ceyrow” sidaasi waxaa yiri Gudoomiye Jamal Ganley.

"Barakicinta iyo burburinta xoogan ee lagu beegsaday danyarta beesha Habargidir ee degaankaas ku nool waxaa daaha gadaashiisa ka maamulaayay Wasiiradda Dowladda Federalka Somalia ugu jira beesha Habargidir oo kala ah: Mahad Salaad iyo Cabdiraxman Odowaa” ayuu yiri Wabar Cabdullahi Horey oo la hadlay Waagacusub.

"Nin ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed una dhashay beesha Saruur Habargidir oo lagu magacaabo Jeneral Maalin ayaa noqday qofka uga liita ee mar walba lacag laaluusha dhaafsada nolosha berimageydada beesha Habargidir isagoo toban guri ka dhistay Muqdisho” ayuu yiri Nabadoon ka tirsan dadka degaankaas laga burburiyay .

Jeneral Maalin ayaa la rumeeysan yahay inuu si hoose ula shaqeeyo Al-Shabaab maadama aan weligiis la weerarin ama miino loo dhigin.

Goobaale,Kaniif iyo Faranfar waxeey ka mid ahaayeen horjoogayaashii Mooryaanta Habargidir ee mudada dheer xasuuqa iyo boobka la beegsan jiray berimageydo Soomaaliyeed oo beelo kale u dhashay hasse yeeshee sida muuqata waxeey hadda ku soo jeesteen dadkii ay ka dhasheen.

Wasiir Mahad Salaad iyo Taliye Goobaale oo u dhashay beesha Ceyr Habargidir waxeey ahaayeen labadii shaqsi ee Garguurte qandaraas uga qaatay iney xasuuqaan dadkooda iyagoo madaafiic ku garaacay Degmadda Guriceel oo waalidkood ku nool yihiin.

"Beelaha Habargidir ee ku nool Zone - K ayaa goor dambe soo baraarugay iyadoo beesha Sacad Habargidir ku biirtay dagaalka looga saaray Zone K mooryaantii laaluushka la soo siiyay” sida uu xaqiijiyay Gudoomiye Jamal Nur.

Xildhibaanadda beesha Habargidir ugu jira Baarlamaanka Somalia ayaan ka hadlin weli barakicinta iyo boobka lagu hayo dadkooda ,marka laga reebo Xildhibaan Jawaahir Cilmi oo tagtay degaanka  burburinta guryaha laga sameeyay.

 Barakicinta lagu haayo beesha Ceyr waxaa hubaala ineysan ku ekaan doonin, waxaana xaqiiqa iney seefta ku imaan doonto beelaha kale ee hadda loo sheegay in la beegsanaayo qoysaska u dhashay beesha Ceyr oo kaliya.

Sikastaba ha ahaatee Zone K maaha Xero Ciidan ama Xarun Qaran,sidoo kalena maaha dhul uu shaqsi leeyahay hasse yeeshee wuxuu ujeedku yahay qorshe uu Garguurte wato ,isagoo raba in dad beeshiisa u dhashay uu ku beero degaankaas maadama horey qoysas Habargidira looga barakiciyay degaanka Damaanyo ee ku dhaw Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Warshadda caanaha.

By Dahir Alasow

Share on Social Media

Topnews:-Xiisad ka taagan Madaxweynaha Galmudug oo beesha Saleebaan siiyay Hobyo?

Waagacusub.info- Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan gobolka Hobyo kadib markii Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed uu xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyahii Gobolkaas Maxamuud Cawaale oo u dhashay beesha Sacad Habargidir. Full Article

 

Somalia: Who were behind the arrest of two HabarGidir officials?

Waagacusub.net - A reliable source indicates that the arrest of a Somali entrepreneur and a politician were involved in Deputy speaker of Galmudug Regional assembly Mohamed Abdi Hareed and Saido,a Southwest regional State Minister for international relations. Full Article

 

Topnews:-Somaliland oo aqoonsi ku raadineyso qaraxyadda Muqdisho ?

Waagacusub.info- Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia ayaa sheegay iney sanado badan kadib ogaadeen in qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho laga soo abaabulo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee Waqooyigga Somalia. Full Article

 

Topnews:- Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in xilka qaadistii Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho yahay Amar Madaxweyne iyo dagaal u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh

Waagacusub.info - Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareye ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho uu yahay amar ka soo baxay Madaxweyne xasan Garguurte kaas oo salka ku haayo dagaalka u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh. Full Article

 

Topnews:- Akhri Fadeexo xatooyo uu ku kacay Madaxii ICRC Somalia Xuseen Cali Salaad oo xilkii laga qaaday

Kadib markii ay soo baxday in xilkii uu ka hayay Hay'adda ICRC Madaxii hore ee Koofurta Soomaaliya Xuseen Cali Salaad laga wareejiyay ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo la xiriira sababihii keenay in xilkaas laga qaado. Full Article

 

Video Fadeexo: Agaasimaha Canshuraha Muqdisho Muxyadiin Jurus oo Facebook lagu faafiyay isagoo naag la raaxeeysanaa

Waagacusub.info - Agaasimaha Canshuuraha Berrigga Dowladda Federalka Somalia Muxudiin Jurus oo loo yaqaan sidoo kale Muxudiin Saabeey ayaa wajahay fadeexad weyn kadib markii baraha Facebook iyo Youtube lagu faafiyay Video muuqaala isagoo la raaxeeysanaa gabadh Muqdisho laga wada yaqaan. Full Article

 

Akhri Faa-iidada Beelweynta Hawiye ugu jirta in Xildhibaanadda lagu soo xulo habka degmooyinka ? Habargidir Vs Abgaal

Waagacusub.info - Hawiye muxuu ku helayaa habka degmo kusoo xulidda xilfhibaannadda Baarlamaanka Federalka Soomaaliya? Full Article

 

Sir culus : Al-Shabaab oo weeraro la damacsan Muqdisho -bartilmaameedyo.

Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay iney Argagixisada Al-Shabaab qorsheeynayaan weeraro halis badan oo ay ku bartilmaameedsanayaan Xarumo gaara. Full Article

 

Topnews:Mooshin laga diyaariyay Wasiir ka tirsan Dowladda oo la horgeynayo Baarlamaanka.

Fadeexo weyn ayaa hareeysay Wasiirka Amniga Cabdirisaq Cumar Maxamed kadib markii uu xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii Mashruuca Qaranka Kooshin Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ah wiil uu dhalay Xildhibaan Cabdi Xaashi. Full Article

 

Topnews:-Beesha Galmaax Yoonis oo kalsoonida kala noqotay Madaxweyne Garguurte iyo isagoo aamusnaan Yasmo ugu jawaabay

Taariikhdu markii ay ku beegnayd 30/11/2015 waxaa guriga Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye, Malaaqa Xamar iyo Xamar daye isugu yimaaday qeeybaha kala duwan ee bulsahada Beelweynta Galmaax Yonis sida Dhaqanka, Siyaasiyiinta, Ganacsatada, Culuma'udiinka, Haweenka iyo Dhalinyarada, dood dheer iyo wada tashi ka dib waxa ay soo saareen war saxaafadeedka hoos ku qoran. Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article