Goobaha argagixisadu bartilmaameedsaneyso ayaa la sheegay iney ka mid yihiin Beerta Nabadda oo ku taal dhabarka dambe ee Hotel SYL , The Village Restaurent,Hotel Afrik oo ku yaal KM4,Ajabka haamaha Shidaalka Muqdisho, Deva Hospital,Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo goobaha Waxbarashadda Turkiga sida Dugsiga Farsamadda gacanta oo hadda loo bixiyay NILE ACEDAMY.
Qof naftii hure ah oo magaciisa lagu koobay Abu Mohamed ayaa Video dardaarana looga duubay gobolka Shabeeladda hoose,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen hoowl wadeeno ka tirsan Waaxda Warfaafinta Al-Shabaab ee Alkataib.
Naftii huraha ayaa la sheegay inuu hadalkiisa ku sheegay inuu isku qarxin doono Maqaayad la yiraa The Village oo ku taal Muqdisho gaar ahaan agagaarka guriga hooyooyinka.
Naftii hurre kale ayaa la sheegay iney argagixisadda Al-Shabaab u diyaariyeen Maqaayad ku taal Xeebta Liido oo lagu magacaabo Beach View.sidoo kalena waxaa dhici kara iney weeraro la beegsadaan Maqaayadda Sea Food
Sarkaal ka tirsan garab ka go-ay Al-Shabaab oo doonaya inuu ku biiro Daacish ayaa sheegay in goobaha la qorsheeyay ay sidoo kale ka mid yihiin Diplomat Hotel iyo Hotel SYL.
Al-Shabaab waxeey bartilmaameedsadaan Xarumaha ganacsiga ee aan bixin Canshuurta ay ula baxeen Zakadda ,sidoo kalena Xildhbaanadda iyo shaqaalaha Dowladda waxeey ka qaadaan bil walba lacag guno ah taas oo ay iska dhiibaan marka ay mushaarka qaataan.
Sarkaalka Al-Shabaab ka goostay wuxuu sheegay in Degmadda Xarardheere lagu diyaarshay Laba kamida Doomaha dheereeya kuwaas oo la qorsheeyay iney weerar dhinaca badda uga qaadaan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ,Xeradda Xalane iyo Xeebta Liido.
Al-Shabaab oo burbur iyo khilaaf xoogan uu niyad jibiyay waxeey ku jiraan rafashadii ugu dambeeysay taas oo muhiima in feejignaan balaaran laga sameeyo si aysan u galaafan nolosha boqolaal qof oo aan waxba galabsan.
Sikastaba ha ahaatee ,Cabsi weyn ayaa laga dareemayaa Muqdisho ,iyadoo xalayba dad badan ay ka guureen Hotel Afrik.
Dowladda Somalia ayaa xanibtay booqashadda Internet-ka 31- ka mida Website-yadda ugu caansan Somalia kadib markii ay todobaad ka hor soo saartay amar ay ku sheegtay in lagu mamnuucay booqashadda 35 Websites oo kuwa Al-Shabaab ka soo dhex muuqdeen.hasse yeeshee amarkooda ma aheyn mid Maxkamad soo xukuntay oo sharciya. Full Article
Baaris madaxbanaan oo Warbaahinta Waagacusub iyo Khubaro Mareykan ah ku sameeyeen qaraxii lala beegsaday Daallo Airlines ayaa shaaca ka qaaday ninka qaraxa geeystay halkii laga soo diray,halkii uu baasaboorka uu watay ka goostay,halka looga soo jaray Ticket-ka uu watay,dalalkii ugu qornaa inuu booqdo,cidda u keentay Laptop-kii qaraxa ku rakibnaa,kursiga uu diyaaradda qasab ku fariistay iyo sida garoonka lagu soo geliyay. Full Article
Waagacusub.info- Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia ayaa sheegay iney sanado badan kadib ogaadeen in qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho laga soo abaabulo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee Waqooyigga Somalia. Full Article
Waagacusub.info- Diyaaradda Daallo Airlines ayuu qarax xoogan gilgilay waxyar kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo goobjoogayaalna arkeen qof ka duulay diyaaradda oo la rumeeysan yahay inuu is qarxiyay. Full Article
Waagacusub.info - Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareye ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho uu yahay amar ka soo baxay Madaxweyne xasan Garguurte kaas oo salka ku haayo dagaalka u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh. Full Article
Waagacusub.info - Hadal heynta ugu badan Muqdisho waxeey noqotay Gudoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Soomaaliyeed Marwo Canab Xasan Cilmi oo Damujadiid qandaraas uga qaadatay iney burburiso Maqaayadda The Village ee ku taal gurigga hooyooyinka Muqdisho. Full Article
Waagacusub.info- Laba boqol iyo lixdan qoys oo u dhashay beesha Ceyr Habargidir ayaa xoog lagu burburiyay guryahii ay deganaayeen ee ku yiil degaanka Zone K Muqdisho kadib markii uu sidaas amray Madaxweyne Garguurte. Full Article
Waagacusub.info - Ergayga waqtigiisa dhamaaday ee Qaramadda Midoobay u qaabilsanaa arrimaha Somalia Nickalos Kay ayaa iska diiday inuu aqbalo qorshe ay ula tageen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashid iyo Gudoomiye Jawaari. Full Article
Waagacusub.info - Agaasimaha Canshuuraha Berrigga Dowladda Federalka Somalia Muxudiin Jurus oo loo yaqaan sidoo kale Muxudiin Saabeey ayaa wajahay fadeexad weyn kadib markii baraha Facebook iyo Youtube lagu faafiyay Video muuqaala isagoo la raaxeeysanaa gabadh Muqdisho laga wada yaqaan. Full Article
Waagacusub.info - Ciidamadda sida gaarkaa u tababaran ee Gaashaan ayaa gacanta ku dhigay ninkii dilay Ex Wariye Hinda Haji Mohamed oo ka tirsaneed Wariyeyaasha SNTV Iyo Radio Muqdisho. Full Article
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ
#7 - Al-Araf بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#8 - Al-Anfal )
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#13 - Ar-Rad ) Full Article
The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article
Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article
Sir culus : Al-Shabaab oo weeraro la damacsan Muqdisho -bartilmaameedyo.
Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay iney Argagixisada Al-Shabaab qorsheeynayaan weeraro halis badan oo ay ku bartilmaameedsanayaan Xarumo gaara.