HEADLINES:

Sir Culus - Nickalos kay oo diiday qorshe ay Garguurte-Jawaari iyo Xalweyste ula tageen ?

0
Sunday December 27, 2015 - 04:54:37 in Articles by Super Admin
  • Visits: 11377
  • (Rating 4.2/5 Stars) Total Votes: 6
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Sir Culus - Nickalos kay oo diiday qorshe ay Garguurte-Jawaari iyo Xalweyste ula tageen ?

    Waagacusub.info - Ergayga waqtigiisa dhamaaday ee Qaramadda Midoobay u qaabilsanaa arrimaha Somalia Nickalos Kay ayaa iska diiday inuu aqbalo qorshe ay ula tageen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashid iyo Gudoomiye Ja

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info - Ergayga waqtigiisa dhamaaday ee Qaramadda Midoobay u qaabilsanaa arrimaha Somalia Nickalos Kay ayaa iska diiday inuu aqbalo qorshe ay ula tageen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashid iyo Gudoomiye Jawaari.

Seddexda masuul ee ugu sareeysa Dowladda Federalka Somalia ayaa Nickalos Kay weydiistay inuu aqbalo in Baarlamaanka Federalka Somalia lagu soo xulo hanaanka 4.5 .

Inkastoo aan la ogen Ra’isulwasaare Cumar Xalweyste danta ugu jirta in Baarlamaanka lagu soo xulo 4.5 hadana Nickalos Kay ayaa weeydiiyay sababta ay u sugi la yihiin shirka 10 Bisha Janaury lagu ballansan yahay Magaaladda Kismaayo.

Goobjoogayaal ka qeybgalay kulanka afarta Masuul ayaa Waagacusub u sheegay iney ugu jawaabeen " Shirka Kismaayo waxba kama soo baxayaan,waxaan rabaa inaan dhahno go-aanka madaxda dowladda wuxuu yahay in wax lagu qeybsado 4.5 sidaas darteed saxiixa,haddii ay diidaana waxaa la gelinayaa cod oo waxaan heeysanaa codadka maamuladda Galmudug iyo Koofur Galbeed”

Gudoomiye Jawaari beesha uu metelo ee Digil iyo Mirifle waxeey rabaan in Xildhibaanadda lagu soo xulo 4.5 hasse yeeshee kooxda urur diimeedka Damujadiid ayaa sidoo aaminsan iney ku soo laabashadooda xukunka ku jirto iyadoo wax lagu qeybsado 4.5.

Haddii nidaamka 4.5 la meermariyo wuxuu Madaxweyne Garguurte Xildhibaanadda Digil iyo Mirifle ka helayaa 60 Cod .sidoo kalena wuxuu beesha Dir ka helayaa ugu yaraan 40 cod,dhinaca kalena ugu yaraan 35 cod ayuu ka helayaa beelaha loogu yeero beesha shanaad.

Codadkaan isu geeyntoodu tahay 135 Xildhibaan wuxuu isku hubaa inuu helayo wareega koowaad iyadoo ay fududahay inuu iibsado haddii loo baahdo codad intaas dheer.

Sikastaba ha ahaatee, farsamadda ama nidaamka ugu haboon ee lagu fashilin karo damaca Damujadiid wuxuu yahay in Xildhibaanadda Baarlamaanka lagu soo doorto qaab degaana maxaa yeelay markaas beelaha Hawiye iyo Daarood oo aan rabin Garguurte waxeey helayaan codadka ugu badan iyadoo xubnaha metelaya beelaha Dir Waqooyi meesha ka baxayaan maadama aysan tegi karin degaanadooda.

Share on Social Media

Sir Culus - Qaraxii Daallo oo Somaliland galay-cadeeyn ?

Baaris madaxbanaan oo Warbaahinta Waagacusub iyo Khubaro Mareykan ah ku sameeyeen qaraxii lala beegsaday Daallo Airlines ayaa shaaca ka qaaday ninka qaraxa geeystay halkii laga soo diray,halkii uu baasaboorka uu watay ka goostay,halka looga soo jaray Ticket-ka uu watay,dalalkii ugu qornaa inuu booqdo,cidda u keentay Laptop-kii qaraxa ku rakibnaa,kursiga uu diyaaradda qasab ku fariistay iyo sida garoonka lagu soo geliyay. Full Article

 

Topnews:-Daallo Airlines oo hawadda Somalia ku qaraxday - Sir Culus

Waagacusub.info- Diyaaradda Daallo Airlines ayuu qarax xoogan gilgilay waxyar kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo goobjoogayaalna arkeen qof ka duulay diyaaradda oo la rumeeysan yahay inuu is qarxiyay. Full Article

 

Sir Culus Haweeney Dhulbahante ah oo Damujadiid qandaraas uga qaadatay burburinta Maqaayadii The Village ?

Waagacusub.info - Hadal heynta ugu badan Muqdisho waxeey noqotay Gudoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Soomaaliyeed Marwo Canab Xasan Cilmi oo Damujadiid qandaraas uga qaadatay iney burburiso Maqaayadda The Village ee ku taal gurigga hooyooyinka Muqdisho. Full Article

 

Sir Culus: Ninkii gaariga qaraxa ugu xiray Gabadhii Wariyaha aheyd oo la qabtay.

Waagacusub.info - Ciidamadda sida gaarkaa u tababaran ee Gaashaan ayaa gacanta ku dhigay ninkii dilay Ex Wariye Hinda Haji Mohamed oo ka tirsaneed Wariyeyaasha SNTV Iyo Radio Muqdisho. Full Article

 

Sir culus : Al-Shabaab oo weeraro la damacsan Muqdisho -bartilmaameedyo.

Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay iney Argagixisada Al-Shabaab qorsheeynayaan weeraro halis badan oo ay ku bartilmaameedsanayaan Xarumo gaara. Full Article

 

Sir culus: Qiyaanadii ka dambeeysay Riwaayadii dhiiga ku daatay ee Gaas iyo Guled jileen oo la ogaaday ?

Waagacusub.info - Maalmo colaado dhiig ku daatay ka dhaceen Mudug kadib ayaa la ogaanayaa in dagaaladda dhacaayay oo dhan ay ku dhisnaayeen Riwaayad siyaasadeed ay si wadajira u jilayeen Cabdiweli Gaas iyo Cabdikariim Xuseen Guled oo horey ugu heshiiyay. Full Article

 

Sir Culus Maalqabeeno Sheekhaal u dhashay oo Somalia ka abuuraya Daacish.

Waagacusub.info - Ganacsato horey u maalgelin jiray argagixisadda Alqaacida oo lagu kala magacaabo Cabdi Kariim Osman Seenyo iyo Mustafe Osman Harqaanle ayaa la xaqiijiyay iney Somalia ka abuurayaan dagaalyahano taabacsan argagixisada Daacish ee xasuuqa baahsan ka wada dalalka Ciraq iyo Syria. Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article