HEADLINES:

Topnews:-Nin heysto Swedish Travel document oo Xamar lagu afduubtay - Hassan Mudey.

0
Sunday December 27, 2015 - 05:00:40 in Articles by Super Admin
  • Visits: 8728
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Topnews:-Nin heysto Swedish Travel document oo Xamar lagu afduubtay - Hassan Mudey.

    Somali lagu magacaabo Hassan Abdikadir Mudey oo heeysta sharciga socdaalka Sweden ee loo yaqaan Travel Document ayey Ciidanka Nabadsugidda Dowladda Somalia ka afduubteen albaabka Maqaayadda Posh Treats ee Muqdisho sida uu Waagacusub u xaqiijiyeen goo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somali lagu magacaabo Hassan Abdikadir Mudey oo heeysta sharciga socdaalka Sweden ee loo yaqaan Travel Document ayey Ciidanka Nabadsugidda Dowladda Somalia ka afduubteen albaabka Maqaayadda Posh Treats ee Muqdisho sida uu Waagacusub u xaqiijiyeen goobjoogayaal.

"Hassan Mudey maalmahaan Muqdisho ayuu dhuumaaleeysi ku joogay maxaa yeelay wuxuu heeystaa sharci ka mamnuuca inuu Somalia ku tago laakiin nasiibdaro caawa anagoo shiishad ku cabnay Posh Treat ayaa banaanka Maqaayadda laga afduubtay”ayiuu yiri qof la socday oo diiday in magaciisa la xigto.

Inkastoo uu Hassan Mudey ka mid ahaay dadka sida weyn u cambaareeyo dhaqanka guracan ee Damujadiid hadana wuxuu safarkiisa ku beegan yahay xilli laanta socdaalka Dowladda Sweden sheegtay iney sharciyadda kala laaban doonaan dadka heeysta Baasabooradooda loo yaqaan Främlingspass‬ ee Somalia u socdaala.

Sharciga yar ee Sweden waxaa ku qoran inaan Somalia lagu tegi karin ,iyadoo qofkii ku tagana lagala laaban doono.

Share on Social Media

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article

Qabiiladda labadii nin ee fuliyay qaraxii lagu dilay Ex Wariye Hindiya Xaaji

Waagacusub.info - Wariyaha weyn Cabdi Casiis Afrika ayaa barnaamij qurux badan ka sameeyay qaraxii lagu dilay Ex Wariye Hindiya Xaaji. Full Article

Video Fadeexo: Agaasimaha Canshuraha Muqdisho Muxyadiin Jurus oo Facebook lagu faafiyay isagoo naag la raaxeeysanaa

Waagacusub.info - Agaasimaha Canshuuraha Berrigga Dowladda Federalka Somalia Muxudiin Jurus oo loo yaqaan sidoo kale Muxudiin Saabeey ayaa wajahay fadeexad weyn kadib markii baraha Facebook iyo Youtube lagu faafiyay Video muuqaala isagoo la raaxeeysanaa gabadh Muqdisho laga wada yaqaan. Full Article

Akhri Faa-iidada Beelweynta Hawiye ugu jirta in Xildhibaanadda lagu soo xulo habka degmooyinka ? Habargidir Vs Abgaal

Waagacusub.info - Hawiye muxuu ku helayaa habka degmo kusoo xulidda xilfhibaannadda Baarlamaanka Federalka Soomaaliya? Full Article

Daawo doqonimadda Cabdikariim Dhegajuun"Halyeeyadda Galkacyo lagu dilay iyo farxadiisa"

Waagacusub.info - Dadka qaar ayaa Cabdikariim Xuseen Guuleed u heeysta inuu yahay shaqsi damiir dadnimo ama damqasho Galmudug leh hasse yeeshee sawirkaan wuxuu kuu sheegayaa qofka uu yahay Cabdikariim Dhegajuun. Full Article

Sheeko qosol badan: Nin qaxooti ku ahaay Talyaniga oo lagu qabtay dagaalkii Galkacyo isagoo Taliye Ciidan ah ?

Waagacusub.info- Nin u dhashay beesha Majeerteen,Cumar Maxamuud ,Reer Mahad oo mudo dheer ku jiray xeryaha Qaxootiga Talyaniga ayaa Galkacyo dib ugu laabtay kadib markii la siiyay magdhaw gaari ku jiiray bartamaha Magaaladda Firenze . Full Article

Daawo Taliyahii Ciidanka ilaaladda Cabdiweli Gaas oo nolosha lagu qabtay Galkacyo

Waagacusub.info - Ciidanka Galmudug ayaa goor dhaweeyd dagaalkii rogaal celiska ee biloowday ku qabtay Taliyahii Ciidanka Ilaaladda Cabdiweli Gaas iyo afar Saraakiil kale sida Waagacusub xaqiijisay. Full Article

Surah #1 - Al-Fatiha Quran Kariim dhageysi iyo akhris

Al-Mus'haf Al-Murattal (Hafs A'n Assem).الرَّحِيمِ[٣]مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ[٤]إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ[٥]ا

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader.

Police: 15 Killed as Roadside Bomb Hits Minibus in Somalia

A police officer says a roadside bomb has struck a minibus outside Somalia's capital, killing at least 15 people.

Surah #1 - Al-Fatiha Quran Kariim dhageysi iyo akhris

Al-Mus'haf Al-Murattal (Hafs A'n Assem).الرَّحِيمِ[٣]مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ[٤]إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ[٥]ا Full Article

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara

Daawo meeydad tuban wadooyinka Istanbul iyo Ankara Full Article

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen"

Daawo fanaanada weyn Hibo Nura oo ceebeeysay Maamulka Hargeysa "Aaway dimoqoraadiyad sheegeeyseen" Full Article

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ?

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ? Full Article

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article