HEADLINES:

Video Fadeexo: Agaasimaha Canshuraha Muqdisho Muxyadiin Jurus oo Facebook lagu faafiyay isagoo naag la raaxeeysanaa

0
Friday December 25, 2015 - 07:09:30 in Articles by Super Admin
  • Visits: 5043
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Video Fadeexo: Agaasimaha Canshuraha Muqdisho Muxyadiin Jurus oo Facebook lagu faafiyay isagoo naag la raaxeeysanaa

    Waagacusub.info - Agaasimaha Canshuuraha Berrigga Dowladda Federalka Somalia Muxudiin Jurus oo loo yaqaan sidoo kale Muxudiin Saabeey ayaa wajahay fadeexad weyn kadib markii baraha Facebook iyo Youtube lagu faafiyay Video muuqaala isagoo la raaxeeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info - Agaasimaha Canshuuraha Berrigga Dowladda Federalka Somalia Muxudiin Jurus oo loo yaqaan sidoo kale Muxudiin Saabeey ayaa wajahay fadeexad weyn kadib markii baraha Facebook iyo Youtube lagu faafiyay Video muuqaala isagoo la raaxeeysanaa gabadh Muqdisho laga wada yaqaan. Muuqaalka lagu duubay telefoonka gacanta waxaa ka soo dhex muuqda Agaasime Muxyadiin Saabeey oo dhuuqaa ,naasahana ka salaaxaa gabadh lagu magacaabo Shamsa oo degan Degmadda Wadajir.
Muxudiin Jurus ayaa dhalinyaro badan u qeeybiyay lacag isagoo weeydiistay iney fadeexadda hareeysay u wareejiyaan dhinaca Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yusuf Dabageed oo ay isku eg yihiin.
Muxyadiin Jurus oo qaba gabadh uu dhalay Nuur Shirboow lana yiraa Luul Nuur Shirboow ayaa Waardiye ka ahaan jiray Isbitaalka Keysaneey ee duleedka Muqdisho hasse yeeshee xilligii Sheekh Shariif noqday Madaxweynaha Somalia ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha Degmadda Yaaqshiid .
Muxyadiin Jurus oo u dhashay beesha Abgaal gaar ahaan Warsengeli markii xilka Gudoomiyenimadda laga qaaday wuxuu garab ka helay Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Cabdullahi Maxamed Nur iyadoo laga dhigay Agaasimaha Canshuuraha berrigga hasse yeeshee bilo kooban gudahood ayuu ku noqday nin tujaara ,isagoo furtay Maqaayad la yiraa Beach View oo ku taal xeebta Liido.
Sikastaba ha ahaatee, Muxudiin Saabeey oo ah nin Xaafidul Quran ah lacagtii uu ka dhacay Qaranka Somalia uma adeegsan sifo wanaagsan,wuxuuna noqday nin habeen walba la tunto gabadh uusan aqoon laakiin fadeexadaan soo shaac baxday ayaa la rumeeysan yahay iney soo afjari doonto dhaqdhaqaaqyadiisa siyaasadeed iyo la tumashadiisa dumarka baahan.
Share on Social Media

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

[Daawo] Maqaayadaha Islii oo Waraaqaha Imtixaanka gacmaha lagu masaxdo

Daawo Maqaayadaha Islii oo Waraaqaha Imtixaanka gacmaha lagu masaxdo Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article

 

Topnews:-Somaliland oo aqoonsi ku raadineyso qaraxyadda Muqdisho ?

Waagacusub.info- Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia ayaa sheegay iney sanado badan kadib ogaadeen in qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho laga soo abaabulo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee Waqooyigga Somalia. Full Article

 

Topnews:- Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in xilka qaadistii Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho yahay Amar Madaxweyne iyo dagaal u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh

Waagacusub.info - Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareye ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho uu yahay amar ka soo baxay Madaxweyne xasan Garguurte kaas oo salka ku haayo dagaalka u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh. Full Article

 

Topnews:-Qoysaskii ugu badnaa ee beesha Ceyr Habargidir oo Muqdisho laga barakiciyay ?

Waagacusub.info- Laba boqol iyo lixdan qoys oo u dhashay beesha Ceyr Habargidir ayaa xoog lagu burburiyay guryahii ay deganaayeen ee ku yiil degaanka Zone K Muqdisho kadib markii uu sidaas amray Madaxweyne Garguurte. Full Article

 

Qabiiladda labadii nin ee fuliyay qaraxii lagu dilay Ex Wariye Hindiya Xaaji

Waagacusub.info - Wariyaha weyn Cabdi Casiis Afrika ayaa barnaamij qurux badan ka sameeyay qaraxii lagu dilay Ex Wariye Hindiya Xaaji. Full Article

 

Topnews:-Nin heysto Swedish Travel document oo Xamar lagu afduubtay - Hassan Mudey.

Somali lagu magacaabo Hassan Abdikadir Mudey oo heeysta sharciga socdaalka Sweden ee loo yaqaan Travel Document ayey Ciidanka Nabadsugidda Dowladda Somalia ka afduubteen albaabka Maqaayadda Posh Treats ee Muqdisho sida uu Waagacusub u xaqiijiyeen goobjoogayaal. Full Article

 

Akhri Faa-iidada Beelweynta Hawiye ugu jirta in Xildhibaanadda lagu soo xulo habka degmooyinka ? Habargidir Vs Abgaal

Waagacusub.info - Hawiye muxuu ku helayaa habka degmo kusoo xulidda xilfhibaannadda Baarlamaanka Federalka Soomaaliya? Full Article

 

Sir culus : Al-Shabaab oo weeraro la damacsan Muqdisho -bartilmaameedyo.

Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay iney Argagixisada Al-Shabaab qorsheeynayaan weeraro halis badan oo ay ku bartilmaameedsanayaan Xarumo gaara. Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill.

Niger Delta leaders condemn FG's 'harassment' of Jonathan's family

- Niger Delta leaders have condemned President Buhari for what they described as an attempt by his govt to humiliate the family of former president Goodluck Jonathan

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020.

International community warns Somalia's new Parliament against corruption

International community warns Somalia's new Parliament against corruption.

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Niger Delta leaders condemn FG's 'harassment' of Jonathan's family

- Niger Delta leaders have condemned President Buhari for what they described as an attempt by his govt to humiliate the family of former president Goodluck Jonathan Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020. Full Article

 

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ?

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ? Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article