HEADLINES:

Daawo doqonimadda Cabdikariim Dhegajuun"Halyeeyadda Galkacyo lagu dilay iyo farxadiisa"

0
Saturday December 05, 2015 - 04:56:17 in Articles by Super Admin
  • Visits: 5103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo doqonimadda Cabdikariim Dhegajuun"Halyeeyadda Galkacyo lagu dilay iyo farxadiisa"

    Waagacusub.info - Dadka qaar ayaa Cabdikariim Xuseen Guuleed u heeysta inuu yahay shaqsi damiir dadnimo ama damqasho Galmudug leh hasse yeeshee sawirkaan wuxuu kuu sheegayaa qofka uu yahay Cabdikariim Dhegajuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info - Dadka qaar ayaa Cabdikariim Xuseen Guuleed u heeysta inuu yahay shaqsi damiir dadnimo ama damqasho Galmudug leh hasse yeeshee sawirkaan wuxuu kuu sheegayaa qofka uu yahay Cabdikariim Dhegajuun. Dhiiga Halyeeyadii ay sida xaqdaradaa u leeysay Puntland ,badankoodna naftooda ku waayay iyagoo difaacayaan sharaftiisa oo qoyan ayuu farxad iyo dhoola cadeeyn la garab fariistay Madaxweynaha Puntland.
Marka sawirkaan laga qaadayo Cabdikariim Guled waxeey Ciidanka Puntland dileen allaha u naxariistee Dahir Akhwaan,waxeey dhaawaceen Xildhibaan Calool Geel.halka ay Isbitaalka yaaliin Saciid Dhagool iyo Cabdi Ciise oo dhaawacmay iyagoo difaacaya.
Galkacyo waxaa tiilay tacsidii Maxamed Xaashi Cigaal iyo halyeeyadii lala dilay ? laakiin sawirkaan wuxuu ka marqaati furay ineysan Cabdi Kariim tacsi u oolin.
Qof madaxiisa loo dhamaaday oo tacsi u taal haddii uu sidaas u qoslana waxaan ku tilmaami doonaa sheenaha cusub ee 2016.
Sikastaba ha ahaatee doqonka dantii loo soo diray ayaa uga muhiimsan cidkastoo la dilo laakiin waxaa ka doqonsan kuwii doortay iyo kuwa difaacay.
Share on Social Media

Daawo fadeexadda gabadh Somalia oo Nin Madooba Sexy kula sameeysay Jidka dhexdiisa

Waagacusub.info - Daawo gabadh Somalia oo filim laga duubay iyadoo Sexy nin Madoow ah kula sameeyneyso dariiqa ama wadada taas oo ka dhigan ceeb iyo fadeexo. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article

 

Daawo Wasiir Maareeye oo Wasaaradda Warfaafinta geeyay dameer biyo u shuba kadib markii

Waagacusub.info - Wasaaradda Warfaafinta Somalia ayaa qosol iyo yaab taariikhiya ka dhacay kadib markii seddex maalmood oo biyo la-aan ka taagneed kadib uu albaabka Wasaaradda soo galay dameer biyo sida . Full Article

 

Qabiiladda labadii nin ee fuliyay qaraxii lagu dilay Ex Wariye Hindiya Xaaji

Waagacusub.info - Wariyaha weyn Cabdi Casiis Afrika ayaa barnaamij qurux badan ka sameeyay qaraxii lagu dilay Ex Wariye Hindiya Xaaji. Full Article

 

Topnews:-Nin heysto Swedish Travel document oo Xamar lagu afduubtay - Hassan Mudey.

Somali lagu magacaabo Hassan Abdikadir Mudey oo heeysta sharciga socdaalka Sweden ee loo yaqaan Travel Document ayey Ciidanka Nabadsugidda Dowladda Somalia ka afduubteen albaabka Maqaayadda Posh Treats ee Muqdisho sida uu Waagacusub u xaqiijiyeen goobjoogayaal. Full Article

 

Video Fadeexo: Agaasimaha Canshuraha Muqdisho Muxyadiin Jurus oo Facebook lagu faafiyay isagoo naag la raaxeeysanaa

Waagacusub.info - Agaasimaha Canshuuraha Berrigga Dowladda Federalka Somalia Muxudiin Jurus oo loo yaqaan sidoo kale Muxudiin Saabeey ayaa wajahay fadeexad weyn kadib markii baraha Facebook iyo Youtube lagu faafiyay Video muuqaala isagoo la raaxeeysanaa gabadh Muqdisho laga wada yaqaan. Full Article

 

Akhri Faa-iidada Beelweynta Hawiye ugu jirta in Xildhibaanadda lagu soo xulo habka degmooyinka ? Habargidir Vs Abgaal

Waagacusub.info - Hawiye muxuu ku helayaa habka degmo kusoo xulidda xilfhibaannadda Baarlamaanka Federalka Soomaaliya? Full Article

 

Daawo Madaxweynaha Puntland oo xaqiiqsaday awoodaa Galmudug

Hogaamiyeyaasha Puntland iyo Galmudug oo heshiis rasmi ah ku kala saxiixday Gaalkacyo. Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Galmudug Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray colaadii ka aloosneyd magaalada Gaalkacyo, Full Article

 

Sheeko qosol badan: Nin qaxooti ku ahaay Talyaniga oo lagu qabtay dagaalkii Galkacyo isagoo Taliye Ciidan ah ?

Waagacusub.info- Nin u dhashay beesha Majeerteen,Cumar Maxamuud ,Reer Mahad oo mudo dheer ku jiray xeryaha Qaxootiga Talyaniga ayaa Galkacyo dib ugu laabtay kadib markii la siiyay magdhaw gaari ku jiiray bartamaha Magaaladda Firenze . Full Article

 

Daawo Xisbiga Daljir oo dhoolatus ka sameeyay Muqdisho oo la mooday iney dibadbaxyo waaweyn ka jireen

XISBIGA DALJIR OO MAANTA SANAD JIRSADEY, XAFLAD WEYNNA KU QABTEY MAGAALADA MUQDISHO Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article