HEADLINES:

Daawo Xisbiga Daljir oo dhoolatus ka sameeyay Muqdisho oo la mooday iney dibadbaxyo waaweyn ka jireen

0
Tuesday December 01, 2015 - 16:06:56 in Articles by Super Admin
  • Visits: 6497
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xisbiga Daljir oo dhoolatus ka sameeyay Muqdisho oo la mooday iney dibadbaxyo waaweyn ka jireen

    XISBIGA DALJIR OO MAANTA SANAD JIRSADEY, XAFLAD WEYNNA KU QABTEY MAGAALADA MUQDISHO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XISBIGA DALJIR OO MAANTA SANAD JIRSADEY, XAFLAD WEYNNA KU QABTEY MAGAALADA MUQDISHO

Xisbiga Daljir ayaa maanta munaasabad oo ugu dabaal-dagayey sanad guuradiisii koowaad ee ka soo wareegtey aasaaskii xisbiga, si weynna loo soo agaasimey ku qabtey magaalada Muqdisho, taasoo ay soo qeybgaleen dad bulshada magac ku leh oo ay ka mid ahaayeen odoyaasha dhaqanka, madaxda xisbiyada siyaasadeed, xildhibaanno barlamaanka federaalka ah, wasiiroo dawlad goboleedka koofur galbeedka, xildhibaanno ka socdey Galmudug iyo ururada bulshada, fanaaniin iyo hey’adaha kala duwan ee xisbiga Daljir sida aasaasayaasha, golaha dhexe, garabyada haweenka iyo dhallinyarada, wakiilada gobolada dalka.

Munaasabadda ayey Mas’uuliyiinta Xisbiga Daljir ku soo bandhigeen waxqabadkoodii sanadkii tagey iyo qorshaha sanadka cususb ugu magac-darey "Sanadkii tagey sanadkii aasaas-dhigidda, sanadka soo socdana kii ambaqaadka”, waxeyna hoosta ka xariiqeen in xisbigu mudadii sanadka aheyd ee uu jirey ay u qabsoomeen hawlo waaweyn, uuna saaxada siyaasadda dalka ku soo kordhiyey horumar, halbauur iyo firfircooni. Mas’uuliyiinta Daljir oo ay ka mid ahaayeen Mudane Xasan Xaaji Ibraahim oo ku hadlayey magaca guddoomiyaha Xisbiga oo safar shaqo dalka dibadiisa ugu maqan, iyo xoghayaha guud mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo duqa golaha dhexe ee xisbiga mudane Maxamuud Xasan Cali (Cadde Gaabow) waxey hadaladooda ku tibaaxeen in dalku siyaasad ahaan, dhaqaale ahaan iyo amni ahaanba uu meel adag marayo, loona baahan yahey isbedel dhab ah inuu dalka ka dhaco sanadka 2016, ayagoo baaqyo u direy maamulada Puntland iyo Galmudug in ay dirirta Gaalkacyo ku dhammeeyaan waanwaan iyo wadahadal, lagana gudbo marka kale in dadka Soomaaliyeed ee walaalaha la isku dhammeeyo, ama dhiigooda la isku daadiyo.

Mas’uuliyiintii Xisbiga Daljir u hadashey ayaa qeexey siyaasadda xisbiga ee sanadka bilowdey, ayagoo ku nuuxnuuxsadey in laamaha iyo xafiisyada xisbiga la gaarsiin doono dalka daafahiisa, iyo wadamada dibadda, waxeyna sheegeen in dadka Soomaaliyeed ay u diyaargaroobaan doorasho xor ah oo dalka ka dhacda, meelna looga soo wada jeesto madaxda rabta in ay kursiga dalka si sharci darro ah ku dheereystaan ama waddo qaldan hiigsiga 2016 in ay dalka mariyaan, madaxdaasoo dalka isaga maamusha sidii shirkad ay maalgaliyaashooda yihiin oo kale, waxey madaxda Daljir adkeeyeen in isbaheysiyo siyaasadeed ay kol dhow yeelan doonaan axsaabta siyaasadeed kuwaasoo hormuud u noqon doona in dalku dib u soo galo gacanta Soomaalida, laguna hago talo Soomaaliyeed.

Waxaa kaloo goobta ka Hadley madaxda axsaabta siyaasadeed oo ay ka mid ahaayeen Mudane Dr. Saadaq Eenow Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo, Mudane C/hi Sh. Xasan oo ah wasiirka ganacsiga dawlad goboleedka Koofur Galbeed ahna guddoomiyaha isbaheysiga nabadda iyo dimuqraadiyada, guddoomiyaha Xisbiga Kulan mudane C/qaadir Maxamed Cismaan (Barnaamij), Guddoomiye ku xigeenka Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Prof. C/shukuur Sh. Xasan Fiqi, waxey dhammaantood hambalyo iyo bogaadin u jeediyeen bahda Xisbiga Daljir, ayagoo hoosta ka xariiqey in dalku meel adag uu ku sii socdo, madaxda dalkuna ay ku mashquulsan yihiin sidii ay kursiga ku sii joogi lahaayeen oo aysan wax dan ah ka laheyn dhibaatooyinka ay dadku la nool yihiin iyo kala furfurashada dalku waajahayo, ayagoo ballanqaadey in si wadajir xisbiyadu ay u waajihi doonaan siyaasadda dalka, isla markaana ay mawaaqif isku mid ah ka qaadan  doonaan hanaan kasta oo hareer marsan sharciga dalka oo ay keenaan madaxda dalku.

Odoyaasha dhaqanka ayaa ayaguna kaalintooda ka qaatey munaasabadii dabaaldegga xisbiga Daljir, waxayna hadallo hambalyo iyo dhiiro-galin ah ka jeediyeen munaasabadda, waxaana ka mid ahaan: Wakiilka imaam Maxamed Yuusuf, ugaas C/hi Ugaas Ugaas Faracadde,  Ugaas Cabdi Daahir iyo salaadiin kale, dhammaan waxey isla qireen in dalku badbaado u baahan yahey xisbiyadu ay yihiin kuwa kaalintaas laga sugaayo iney ka soo dhalaalaan, haddii ay yihiin dhaqankana ay garab taagan yihiin asxaabta siyaasadda.

Xildhibaan C/sataar Sh. C/salaam Sh. Xasan Barsame ayaa isna hadallo dhiirogalin iyo bogaadin goobta ka yiri.

Gabagabadii xoghayaha Guud ee Xisbiga Daljir ayaa munaasabadda soo xirey, asagoo mahadcelin uu u jeediyey kasoo qeybgalayaashii ka dib sheegey " in sanadka soo socda munaasabadda Daljir lagu qaban doono garoomada cayaaraha ayadoo la filayo in markaas uu dalka ka dhacey isbedel siyaasadeed oo ay dadka Soomaaliyeed ku diirsadeen”

Ugu danbeyn waxaa munaasabdda dabaaldegga Daljir ka soo qeyb galey kooxaha cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka cayaariyey, iyo kooxda waaberi oo heeso wadaniga goobta ka qaadey.


Share on Social Media

Daawo fadeexadda gabadh Somalia oo Nin Madooba Sexy kula sameeysay Jidka dhexdiisa

Waagacusub.info - Daawo gabadh Somalia oo filim laga duubay iyadoo Sexy nin Madoow ah kula sameeyneyso dariiqa ama wadada taas oo ka dhigan ceeb iyo fadeexo. Full Article

 

Topnews:-Somaliland oo aqoonsi ku raadineyso qaraxyadda Muqdisho ?

Waagacusub.info- Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia ayaa sheegay iney sanado badan kadib ogaadeen in qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho laga soo abaabulo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee Waqooyigga Somalia. Full Article

 

Topnews:- Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in xilka qaadistii Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho yahay Amar Madaxweyne iyo dagaal u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh

Waagacusub.info - Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareye ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho uu yahay amar ka soo baxay Madaxweyne xasan Garguurte kaas oo salka ku haayo dagaalka u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh. Full Article

 

Daawo Wasiir Maareeye oo Wasaaradda Warfaafinta geeyay dameer biyo u shuba kadib markii

Waagacusub.info - Wasaaradda Warfaafinta Somalia ayaa qosol iyo yaab taariikhiya ka dhacay kadib markii seddex maalmood oo biyo la-aan ka taagneed kadib uu albaabka Wasaaradda soo galay dameer biyo sida . Full Article

 

Topnews:-Qoysaskii ugu badnaa ee beesha Ceyr Habargidir oo Muqdisho laga barakiciyay ?

Waagacusub.info- Laba boqol iyo lixdan qoys oo u dhashay beesha Ceyr Habargidir ayaa xoog lagu burburiyay guryahii ay deganaayeen ee ku yiil degaanka Zone K Muqdisho kadib markii uu sidaas amray Madaxweyne Garguurte. Full Article

 

Video Fadeexo: Agaasimaha Canshuraha Muqdisho Muxyadiin Jurus oo Facebook lagu faafiyay isagoo naag la raaxeeysanaa

Waagacusub.info - Agaasimaha Canshuuraha Berrigga Dowladda Federalka Somalia Muxudiin Jurus oo loo yaqaan sidoo kale Muxudiin Saabeey ayaa wajahay fadeexad weyn kadib markii baraha Facebook iyo Youtube lagu faafiyay Video muuqaala isagoo la raaxeeysanaa gabadh Muqdisho laga wada yaqaan. Full Article

 

Sir culus : Al-Shabaab oo weeraro la damacsan Muqdisho -bartilmaameedyo.

Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay iney Argagixisada Al-Shabaab qorsheeynayaan weeraro halis badan oo ay ku bartilmaameedsanayaan Xarumo gaara. Full Article

 

Daawo doqonimadda Cabdikariim Dhegajuun"Halyeeyadda Galkacyo lagu dilay iyo farxadiisa"

Waagacusub.info - Dadka qaar ayaa Cabdikariim Xuseen Guuleed u heeysta inuu yahay shaqsi damiir dadnimo ama damqasho Galmudug leh hasse yeeshee sawirkaan wuxuu kuu sheegayaa qofka uu yahay Cabdikariim Dhegajuun. Full Article

 

Daawo Madaxweynaha Puntland oo xaqiiqsaday awoodaa Galmudug

Hogaamiyeyaasha Puntland iyo Galmudug oo heshiis rasmi ah ku kala saxiixday Gaalkacyo. Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Galmudug Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray colaadii ka aloosneyd magaalada Gaalkacyo, Full Article

 

Daawo Sawirada Ninka loo xushay Xildhibaanka beesha Reer Odoow Sacad 2016 ?

Waagacusub.info - Shirar iyo kulamo laba bilood ka socday Muqdisho ayaa ugu dambeyn laga soo saaray bayaan lagu shaaciyay in Musharaxa Xildhibaanka beesha Reer Odoow loo xulay sanadkaan 2016 Aqoonyahan Cali Daacad Cabdul Adan oo ah Supervisor-ka Safaaradda Emirate-ka Carabta ee Somalia ,isagoo qaabilsan qeybta Samafalka Dowladda Emirate-ka . Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article