HEADLINES:

Daawo Sawirada Ninka loo xushay Xildhibaanka beesha Reer Odoow Sacad 2016 ?

0
Monday November 30, 2015 - 01:55:41 in Articles by Super Admin
  • Visits: 11221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Ninka loo xushay Xildhibaanka beesha Reer Odoow Sacad 2016 ?

    Waagacusub.info - Shirar iyo kulamo laba bilood ka socday Muqdisho ayaa ugu dambeyn laga soo saaray bayaan lagu shaaciyay in Musharaxa Xildhibaanka beesha Reer Odoow loo xulay sanadkaan 2016 Aqoonyahan Cali Daacad Cabdul Adan oo ah Supervisor-ka Saf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info - Shirar iyo kulamo laba bilood ka socday Muqdisho ayaa ugu dambeyn laga soo saaray bayaan lagu shaaciyay in Musharaxa Xildhibaanka beesha Reer Odoow loo xulay sanadkaan 2016 Aqoonyahan Cali Daacad Cabdul Adan oo ah Supervisor-ka Safaaradda Emirate-ka Carabta ee Somalia ,isagoo qaabilsan qeybta Samafalka Dowladda Emirate-ka .
  • Cali Daacad Cabdul ayaa Gudoomiyeyaasha dhaqanka iyo siyaasadda beesha Reer Odoow ka helay warqadahii ogolaanshaha sida ay Waagacusub u sheegeen Gudoomiyaha Siyaasadda Beesha Reer Cali Tooyo iyo Gudoomiyaha dhaqanka beesha Reer Maxamed Dahir Gool.
  • Cali Daacad ayaa noqday shaqsigii ugu waxqabadka badnaa dhalinyaradda beesha isagoo Muqdisho ka shaqaaleeysiiyay boqolaal dhalinyaro ah kuwaas oo ka hoowlgalo qeybo kala duwan sida amaanka,samafalka iyo Waxbarashadda.

  • Waa kuma Cali Daacad Cabdul Adan.
  • Cali Daacad wuxuu u dhashay beesha Reer Jalaf  Sacad,wuxuuna ku dhashay  Magaaladda Kismaayo sanadkii 20 June 1983.
  • Waxbarashadda ilaa Dugsi sare wuxuu ka dhameeyay Ahmed Gurey intii u dhaxeeysay 2004/2005 kadibna wuxuu bilaabay Jaamacadda Indian Ocean ee Muqdisho sanadkii 2006.

  • Cali Daacad wuxuu Indian Ocean University ka diyaariyay Diploma ku saabsan Public Health kadibna wuxuu u dhoofay dalka Kenya isagoo galay Machad-ka Luqadaha ee Atlas College.
  • Atlast College markii uu ka qalin jibiyay ayuu Cali Daacad u gudbay dhinaca Uganda wuxuuna galay Kampala International University.isagoo ka diyaariyay Bacholar Digree {Public Administration} wuxuuna dhameeyay sanadkii 2012-kii.
  • Cali Daacad hadda wuxuu ka hoowlgalaa Safaaradda Emirate-ka Carabta ee Muqdisho,waana Supervisor qaabilsan dhinaca Samafalka ee gargaarka Dowladda Emirate-ka Carabta bixiso.

  • Sikastaba ha ahaatee waa arrin lagu farxa iney beesha Sacad garwaaqsatay muhiimadda ay leeyihiin dhalinyaradda waxbartay ee ku sifoobay waxqabad dhaba.
  • By Dahir Alasow 
Share on Social Media

Daawo fadeexadda gabadh Somalia oo Nin Madooba Sexy kula sameeysay Jidka dhexdiisa

Waagacusub.info - Daawo gabadh Somalia oo filim laga duubay iyadoo Sexy nin Madoow ah kula sameeyneyso dariiqa ama wadada taas oo ka dhigan ceeb iyo fadeexo. Full Article

 

Topnews:-Xiisad ka taagan Madaxweynaha Galmudug oo beesha Saleebaan siiyay Hobyo?

Waagacusub.info- Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan gobolka Hobyo kadib markii Madaxweynaha Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed uu xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyahii Gobolkaas Maxamuud Cawaale oo u dhashay beesha Sacad Habargidir. Full Article

 

Daawo Wasiir Maareeye oo Wasaaradda Warfaafinta geeyay dameer biyo u shuba kadib markii

Waagacusub.info - Wasaaradda Warfaafinta Somalia ayaa qosol iyo yaab taariikhiya ka dhacay kadib markii seddex maalmood oo biyo la-aan ka taagneed kadib uu albaabka Wasaaradda soo galay dameer biyo sida . Full Article

 

Topnews:-Qoysaskii ugu badnaa ee beesha Ceyr Habargidir oo Muqdisho laga barakiciyay ?

Waagacusub.info- Laba boqol iyo lixdan qoys oo u dhashay beesha Ceyr Habargidir ayaa xoog lagu burburiyay guryahii ay deganaayeen ee ku yiil degaanka Zone K Muqdisho kadib markii uu sidaas amray Madaxweyne Garguurte. Full Article

 

Daawo doqonimadda Cabdikariim Dhegajuun"Halyeeyadda Galkacyo lagu dilay iyo farxadiisa"

Waagacusub.info - Dadka qaar ayaa Cabdikariim Xuseen Guuleed u heeysta inuu yahay shaqsi damiir dadnimo ama damqasho Galmudug leh hasse yeeshee sawirkaan wuxuu kuu sheegayaa qofka uu yahay Cabdikariim Dhegajuun. Full Article

 

Daawo Madaxweynaha Puntland oo xaqiiqsaday awoodaa Galmudug

Hogaamiyeyaasha Puntland iyo Galmudug oo heshiis rasmi ah ku kala saxiixday Gaalkacyo. Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Galmudug Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray colaadii ka aloosneyd magaalada Gaalkacyo, Full Article

 

Topnews:-Beesha Galmaax Yoonis oo kalsoonida kala noqotay Madaxweyne Garguurte iyo isagoo aamusnaan Yasmo ugu jawaabay

Taariikhdu markii ay ku beegnayd 30/11/2015 waxaa guriga Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye, Malaaqa Xamar iyo Xamar daye isugu yimaaday qeeybaha kala duwan ee bulsahada Beelweynta Galmaax Yonis sida Dhaqanka, Siyaasiyiinta, Ganacsatada, Culuma'udiinka, Haweenka iyo Dhalinyarada, dood dheer iyo wada tashi ka dib waxa ay soo saareen war saxaafadeedka hoos ku qoran. Full Article

 

Daawo Xisbiga Daljir oo dhoolatus ka sameeyay Muqdisho oo la mooday iney dibadbaxyo waaweyn ka jireen

XISBIGA DALJIR OO MAANTA SANAD JIRSADEY, XAFLAD WEYNNA KU QABTEY MAGAALADA MUQDISHO Full Article

 

Daawo Taliyahii Ciidanka ilaaladda Cabdiweli Gaas oo nolosha lagu qabtay Galkacyo

Waagacusub.info - Ciidanka Galmudug ayaa goor dhaweeyd dagaalkii rogaal celiska ee biloowday ku qabtay Taliyahii Ciidanka Ilaaladda Cabdiweli Gaas iyo afar Saraakiil kale sida Waagacusub xaqiijisay. Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ

Suratu Al-Baqarah Akhris Dhageysi الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#3 - Aal-e-Imran) الم[١]ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ[٢]الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ[٣]وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ[٤]أُولَٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ[٥]إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا سَوَاءٌ عَلَيْهِمْ أَأَنذَرْتَهُمْ أَمْ لَمْ تُنذِرْهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ[٦]خَتَمَ اللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِهِمْ وَعَلَىٰ سَمْعِهِمْ ۖ وَعَلَىٰ أَبْصَارِهِمْ غِشَاوَةٌ ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ[٧]وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ[٨]يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَمَا يَخْدَعُونَ إِلَّا أَنفُسَهُمْ وَمَا يَشْعُرُونَ[٩]فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ فَزَادَهُمُ اللَّهُ مَرَضًا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُو

Dhageyso Akhri Surah Al-Nahl #16 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ أَتَىٰ أَمْرُ اللَّهِ فَلَا تَسْتَعْجِلُوهُ ۚ سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ[١]يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ[٢]خَلَقَ السَّمَاوَاتِ Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Al-Hijr #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ[١]رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ[٢]ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ[٣]وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ[٤]مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ[٥]وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ[٦]لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ[٧]مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا Full Article

 

Dhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ[١]اللَّهِ الَّذِي لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَوَيْلٌ لِّلْكَافِرِينَ مِنْ Full Article

 

Dhageyso Akhri Suratu Ar-Rad #13 - Quran Kareem

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ المر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ ۗ وَالَّذِي أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ الْحَقُّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ[١]اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ عَلَى الْعَرْشِ ۖ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۖ كُلٌّ يَجْرِي لِأَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ يُدَبِّرُ الْأَمْرَ يُفَصِّلُ ا Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article