HEADLINES:

Daily News

Topnews: Garguurte oo meesha ka saaray rajadii Banaadir - Puntland oo go-aan yaab badan qaadatay - golaha aqalka sare - 54 Xildhibaan ?

0 Visits: 16847 | Tuesday January 26, 2016 - 01:01:02
Waagacusub.info- Madaxweyne Xasan Garguurte ayaa kulankii saami qeeybsiga aqalka sare ee Odayaasha ku soo deray sheeko ka yaabisay metelayaashii ka qeybgalaayay kadib markii uu sheegay in go-aanku Federalka yahay in min seddex Xildhibaan oo dheeriya la siiyo Maamuladda Beelaha Isaaq iyo Majeerteen ee…

Read More »

Topnews:- Xisbiyadda Mucaaradka oo ku guuleeystay in la Maxkamadeeyo Ra'isulwasaaraha Somalia oo todobaadkaan Maxkamadda hortegi doono ?

0 Visits: 11088 | Monday January 25, 2016 - 20:11:09
Waagacusub.info- Xisbiyadda Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somalia ayaa Maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad ay ku weeydiisteen in si degdega Maxkamadda horteeda la soo taago Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid.

Read More »

Topnews:- Muuqaalka nin Dowladda sheegtay inuu hogaaminaayay weerarkii Liido- Qabiilkiisa iyo magaciisa ?

0 Visits: 26696 | Sunday January 24, 2016 - 12:30:30
Waagacusub.info- Saraakiisha Hay'adda dimbi baarista Dowladda Somalia ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen nin Macalin ka ahaay Jaamacadda Somalia {University of Somalia } kaas oo la hayo sida ay sheegeen cadeeymo ka marqaati kacay inuu horkacayay weerarkii lagu qaaday Seafood Liido oo xasuuq baahsan…

Read More »

Topnews:- Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in xilka qaadistii Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho yahay Amar Madaxweyne iyo dagaal u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh

0 Visits: 2267 | Monday January 18, 2016 - 18:38:02
Waagacusub.info - Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareye ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho uu yahay amar ka soo baxay Madaxweyne xasan Garguurte kaas oo salka ku haayo dagaalka u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh.

Read More »

Topnews:- Akhri Fadeexo xatooyo uu ku kacay Madaxii ICRC Somalia Xuseen Cali Salaad oo xilkii laga qaaday

0 Visits: 5512 | Thursday January 14, 2016 - 16:58:38
Kadib markii ay soo baxday in xilkii uu ka hayay Hay'adda ICRC Madaxii hore ee Koofurta Soomaaliya Xuseen Cali Salaad laga wareejiyay ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo la xiriira sababihii keenay in xilkaas laga qaado.

Read More »

Daawo Wasiir Maareeye oo Wasaaradda Warfaafinta geeyay dameer biyo u shuba kadib markii

0 Visits: 8991 | Wednesday January 13, 2016 - 19:06:07
Waagacusub.info - Wasaaradda Warfaafinta Somalia ayaa qosol iyo yaab taariikhiya ka dhacay kadib markii seddex maalmood oo biyo la-aan ka taagneed kadib uu albaabka Wasaaradda soo galay dameer biyo sida .

Read More »

Topnews:-Qoysaskii ugu badnaa ee beesha Ceyr Habargidir oo Muqdisho laga barakiciyay ?

0 Visits: 14935 | Thursday January 07, 2016 - 22:43:02
Waagacusub.info- Laba boqol iyo lixdan qoys oo u dhashay beesha Ceyr Habargidir ayaa xoog lagu burburiyay guryahii ay deganaayeen ee ku yiil degaanka Zone K Muqdisho kadib markii uu sidaas amray Madaxweyne Garguurte.

Read More »

Akhri Xeer ilaaliye ku xigeenka Somalia oo soo bandhigay tuuganimadda iyo ku tagrifalka Xeer ilaaliye Axmed Cali Dahir

0 Visits: 3257 | Thursday January 07, 2016 - 19:37:35
KU TAKRIFAL AWOOD XAFIISEED Dr ku wuxuu xoriyadda si sharci darro ah uga qaaday sagaal sarkaal oo ah hay'adaha amniga, Booliska iyo Nabad Sugidda isuga jira kuna eedeeyay inay ka dambeeyeen qaraxii ka dhacay SYL si ay ugu dilaan madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga eedeyn taasoo ku…

Read More »

Qabiiladda labadii nin ee fuliyay qaraxii lagu dilay Ex Wariye Hindiya Xaaji

0 Visits: 22384 | Wednesday January 06, 2016 - 04:51:44
Waagacusub.info - Wariyaha weyn Cabdi Casiis Afrika ayaa barnaamij qurux badan ka sameeyay qaraxii lagu dilay Ex Wariye Hindiya Xaaji.

Read More »

Taariikhda Tirsiga sanadka milaadiga Gregorian -Bilaha iyo micnahooda ?

0 Visits: 5242 | Monday January 04, 2016 - 10:24:27
Taariikhda miilaadiga ama Gregorian-ka loo yaqaana ee aan hada galnay sanadkiisi 2016aad waa tirsiga taariikheed ee dunida loogu isticmaal badan yahay waxaana dunida carabta iyo islaamkaba looga yaqaana taariikhda miilaadiga madama oo ay ku arooorto ama ku tacaluqdo oo laga soo tiriyo xilligi uu dhashay…

Read More »

Topnews:-Nin heysto Swedish Travel document oo Xamar lagu afduubtay - Hassan Mudey.

0 Visits: 9169 | Sunday December 27, 2015 - 05:00:40
Somali lagu magacaabo Hassan Abdikadir Mudey oo heeysta sharciga socdaalka Sweden ee loo yaqaan Travel Document ayey Ciidanka Nabadsugidda Dowladda Somalia ka afduubteen albaabka Maqaayadda Posh Treats ee Muqdisho sida uu Waagacusub u xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Read More »

Sir Culus - Nickalos kay oo diiday qorshe ay Garguurte-Jawaari iyo Xalweyste ula tageen ?

0 Visits: 10072 | Sunday December 27, 2015 - 04:54:37
Waagacusub.info - Ergayga waqtigiisa dhamaaday ee Qaramadda Midoobay u qaabilsanaa arrimaha Somalia Nickalos Kay ayaa iska diiday inuu aqbalo qorshe ay ula tageen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashid iyo Gudoomiye Jawaari.

Read More »

Video Fadeexo: Agaasimaha Canshuraha Muqdisho Muxyadiin Jurus oo Facebook lagu faafiyay isagoo naag la raaxeeysanaa

0 Visits: 5044 | Friday December 25, 2015 - 07:09:30
Waagacusub.info - Agaasimaha Canshuuraha Berrigga Dowladda Federalka Somalia Muxudiin Jurus oo loo yaqaan sidoo kale Muxudiin Saabeey ayaa wajahay fadeexad weyn kadib markii baraha Facebook iyo Youtube lagu faafiyay Video muuqaala isagoo la raaxeeysanaa gabadh Muqdisho laga wada yaqaan.

Read More »

Akhri Faa-iidada Beelweynta Hawiye ugu jirta in Xildhibaanadda lagu soo xulo habka degmooyinka ? Habargidir Vs Abgaal

0 Visits: 19877 | Wednesday December 16, 2015 - 00:48:30
Waagacusub.info - Hawiye muxuu ku helayaa habka degmo kusoo xulidda xilfhibaannadda Baarlamaanka Federalka Soomaaliya?

Read More »

Sir Culus: Ninkii gaariga qaraxa ugu xiray Gabadhii Wariyaha aheyd oo la qabtay.

0 Visits: 19104 | Friday December 11, 2015 - 02:20:33
Waagacusub.info - Ciidamadda sida gaarkaa u tababaran ee Gaashaan ayaa gacanta ku dhigay ninkii dilay Ex Wariye Hinda Haji Mohamed oo ka tirsaneed Wariyeyaasha SNTV Iyo Radio Muqdisho.

Read More »

Sir culus : Al-Shabaab oo weeraro la damacsan Muqdisho -bartilmaameedyo.

0 Visits: 29102 | Wednesday December 09, 2015 - 10:37:47
Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay iney Argagixisada Al-Shabaab qorsheeynayaan weeraro halis badan oo ay ku bartilmaameedsanayaan Xarumo gaara.

Read More »

Topnews:Mooshin laga diyaariyay Wasiir ka tirsan Dowladda oo la horgeynayo Baarlamaanka.

0 Visits: 4443 | Tuesday December 08, 2015 - 04:21:52
Fadeexo weyn ayaa hareeysay Wasiirka Amniga Cabdirisaq Cumar Maxamed kadib markii uu xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii Mashruuca Qaranka Kooshin Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ah wiil uu dhalay Xildhibaan Cabdi Xaashi.

Read More »

Sir culus: Qiyaanadii ka dambeeysay Riwaayadii dhiiga ku daatay ee Gaas iyo Guled jileen oo la ogaaday ?

0 Visits: 12344 | Saturday December 05, 2015 - 22:54:02
Waagacusub.info - Maalmo colaado dhiig ku daatay ka dhaceen Mudug kadib ayaa la ogaanayaa in dagaaladda dhacaayay oo dhan ay ku dhisnaayeen Riwaayad siyaasadeed ay si wadajira u jilayeen Cabdiweli Gaas iyo Cabdikariim Xuseen Guled oo horey ugu heshiiyay.

Read More »

Daawo doqonimadda Cabdikariim Dhegajuun"Halyeeyadda Galkacyo lagu dilay iyo farxadiisa"

0 Visits: 2616 | Saturday December 05, 2015 - 04:56:17
Waagacusub.info - Dadka qaar ayaa Cabdikariim Xuseen Guuleed u heeysta inuu yahay shaqsi damiir dadnimo ama damqasho Galmudug leh hasse yeeshee sawirkaan wuxuu kuu sheegayaa qofka uu yahay Cabdikariim Dhegajuun.

Read More »

Wardegdega: Puntland oo jabisay heshiiskii xabad-joojinta Gaalkacyo -weerar ay qaadeen

0 Visits: 9602 | Thursday December 03, 2015 - 14:47:00
Dawlad Goboleedka Galmudug, waxay umadda Soomaaliyeed, Dowladda federaalka iyo beesha caalamkaba u caddeyneysaa in ciidamada Puntiland ay weerar qaawan ku soo qaadeen fariisimada ciidamada Galmudug ee koofurta magaalada Gaalkacyo abaarihii 11 duhurnimo ee maanta, taas oo macnaheedu yahay in Puntiland…

Read More »

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill.

Niger Delta leaders condemn FG's 'harassment' of Jonathan's family

- Niger Delta leaders have condemned President Buhari for what they described as an attempt by his govt to humiliate the family of former president Goodluck Jonathan

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020.

International community warns Somalia's new Parliament against corruption

International community warns Somalia's new Parliament against corruption.

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Niger Delta leaders condemn FG's 'harassment' of Jonathan's family

- Niger Delta leaders have condemned President Buhari for what they described as an attempt by his govt to humiliate the family of former president Goodluck Jonathan Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020. Full Article

 

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ?

Daawo siyaasi caana oo Madaxweyne Garguurte ku tilmaamay dagaal ooge kheeyru masuula ? Full Article

 

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader. Full Article

 

Topnews:-Wasiir Maareeye oo ceeboobay "Tuuganimo lagu qabtay iyo Akoonkiisii"?

Waagacusub.info- Hanti dhowraha guud ee Qaranka Somalia Mr Nur Farah ayaa sheegay inuu Wasiirka Warfaafinta iyo dalxiiska Somalia ku kacay xatooyo xoolo Qaran . Full Article